Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Ururka Iskaashiga Islaamka oo ku baaqay in talaabo laga qaado Israa’iil.

    September 12, 2025

    Al-shabaab oo weerar ku bilowday qaraxyo ku qaaday Ceeldheer.

    September 12, 2025

    Golaha ammaanka ee Q.M oo cambaareeyay weerarkii Israa’iil ay ku qaaday Qatar

    September 12, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Al-shabaab oo weerar ku bilowday qaraxyo ku qaaday Ceeldheer.

      September 12, 2025

      Golaha ammaanka ee Q.M oo cambaareeyay weerarkii Israa’iil ay ku qaaday Qatar

      September 12, 2025

      DFS oo war ka soo saaray dagaalkii ka dhacay Ceeldheer.

      September 12, 2025

      Wasiirka Caafimaadka XFS “Farmashigii iibinaya Dawooyinka maandooriye ahaanta loo adeegsado waan la xisaabtamaynaa

      September 12, 2025

      Ururka Iskaashiga Islaamka oo ku baaqay in talaabo laga qaado Israa’iil.

      September 12, 2025

      Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalay furitaanka Biyo xireenka Itoobiya

      September 9, 2025

      Soomaali guul weyn ka gaartay doorasho ka dhacday dalka Norwey

      September 9, 2025

      Xamaas oo si adag uga hadashay hadal kasoo yeeray Ra’isul Wasaaraha Israa’iil

      September 9, 2025

      Aqoonsiga somaliland suuro gal mayahay? waxaa faah faahiyay prof: cabdiwahaab sheikh.

      August 15, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore 

      May 24, 2025

      Ururka Iskaashiga Islaamka oo ku baaqay in talaabo laga qaado Israa’iil.

      September 12, 2025

      Al-shabaab oo weerar ku bilowday qaraxyo ku qaaday Ceeldheer.

      September 12, 2025

      Golaha ammaanka ee Q.M oo cambaareeyay weerarkii Israa’iil ay ku qaaday Qatar

      September 12, 2025

      DFS oo war ka soo saaray dagaalkii ka dhacay Ceeldheer.

      September 12, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Bangiga adduunka oo malaayiin dollar ugu deeqay Soomaaliya

    Bangiga adduunka oo malaayiin dollar ugu deeqay Soomaaliya

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comAugust 1, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Guddiga  Sare ee Bangiga Adduunka ayaa ansixiyay lacag dhan $125 milyan oo Doolarka Mareykanka ah oo loogu talagalay maalgelinta siyaasadda horumarinta dhaqaalaha ee Soomaaliya.

    Madaxda sare ee Bankiga adduunka ayaa sheegay in lacagta ay uga goleeyihiin in ay taageeraan dhaqaalaha Soomaaliya sidii u kobci lahaa, isla markaasna loo maalgalin lahaa ganacsiyada yar yar.

    Bayaan ka soo baxay Bankiga Adduunka ayaa sidoo kale lagu sheegay in dhaqaalaha ay bixiyeen lagu taageerayo dadaalada wax ka qabashada isbadalka cimilada, maalgalinta beeraleyda, kalluumeysatada iyo dhiirigalinta ganacsiyada yar yar.

    Deeqdan, oo ay bixiyeen Ururka Horumarinta Caalamiga ah ee Bangiga Adduunka ayaa sidoo kale waxaa qorshaha ugu muhiimsan yahay sidii wax looga qaban lahaa abaaraha, isla markaasna gargaar loo gaarsiin lahaa xoolo-dhaqatada Soomaalida.

    Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Biixi Iimaan Cige, ayaa sheegay in uu aad uga mahadcelinayo kaalmada waqtigeeda ku soo beegantay, isaga oo tilmaamay muhiimadda ay u leedahay qorshaha horumarinta dalka.

     “Waxaan u mahadcelineynaa Guddiga Agaasimayaasha Fulinta ee Bangiga Adduunka oo maanta ansixiyay deeqdan maalgelinta Siyaasadda Horumarinta ee $125 milyan ee USD. Kaalmadan lacageed waa mid ku soo beegantay waqtigii loogu talo galay, waxaanay gacan ka geysan doontaa horumarinta dib-u-habaynta dhaqaalaha Soomaaliya, oo ay ka mid yihiin kobcinta dakhliga gudaha, xoojinta maamulka maaliyadda dawladda, horumarinta deymaha, iyo taageeridda horumarinta ganacsiga gaarka ah,” ayuu yiri wasiir Biixi

    Bankiga adduunka ayaa kamid ah hay’addaha beesha caalamka ee dowladda Soomaaliya ka taageera dhinac horumarinta iyo maalgashiga.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Ururka Iskaashiga Islaamka oo ku baaqay in talaabo laga qaado Israa’iil.

    September 12, 2025

    Al-shabaab oo weerar ku bilowday qaraxyo ku qaaday Ceeldheer.

    September 12, 2025

    Golaha ammaanka ee Q.M oo cambaareeyay weerarkii Israa’iil ay ku qaaday Qatar

    September 12, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Ururka Iskaashiga Islaamka oo ku baaqay in talaabo laga qaado Israa’iil.

    September 12, 2025

    Al-shabaab oo weerar ku bilowday qaraxyo ku qaaday Ceeldheer.

    September 12, 2025

    Golaha ammaanka ee Q.M oo cambaareeyay weerarkii Israa’iil ay ku qaaday Qatar

    September 12, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.