Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Axmed Madoobe: 20-ka Bishan hadii aan Jawaab laga helin Xasan Sheekh tilaabo go’aan ayaan qaadanaynaa.

    January 14, 2026

    Kulan gaar ah oo laga yeeshay Amniga magaalada Laascaanood

    January 14, 2026

    Mareykanka oo daad gureynaya qaar kamid ah askartiisa ku sugan saldhiga ugu weyn ee uu ku leeyahay Bariga Dhexe

    January 14, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Axmed Madoobe: 20-ka Bishan hadii aan Jawaab laga helin Xasan Sheekh tilaabo go’aan ayaan qaadanaynaa.

      January 14, 2026

      Kulan gaar ah oo laga yeeshay Amniga magaalada Laascaanood

      January 14, 2026

      Mareykanka oo daad gureynaya qaar kamid ah askartiisa ku sugan saldhiga ugu weyn ee uu ku leeyahay Bariga Dhexe

      January 14, 2026

      Madaxweyne Guudlaawe ayaa u magacaabay Shukri Cilmi Muumin U qaabilsanaha Ka Hortaga Fikirka Xagjirka.

      January 14, 2026

      Muxuu daaran yahay Safarka Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga ee Isutagga Imaaraatka Carabta?

      January 14, 2026

      Waddamada Afrikaanka ah ee ka soo horjeestay aqoonsiga Somaliland

      January 13, 2026

      9 qof ayaa lagu dilay weerar lagu qaaday maxkamad ku taal dalka Iran,

      July 26, 2025

      Soomaaliya iyo Azerbaijan oo iska kaashanaya dhinaca Difaaca

      July 25, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore 

      May 24, 2025

      Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania , Ilyaas Xasan, ayaa maanta magaaladda Dar es Salaam kula kulmay Xoghayaha jooogtada ah ee Wasaarada Arrimah Dibadda Tanzania u qaabilsan arrimaha Bariga Afrika , Danjire

      May 12, 2025

      Axmed Madoobe: 20-ka Bishan hadii aan Jawaab laga helin Xasan Sheekh tilaabo go’aan ayaan qaadanaynaa.

      January 14, 2026

      Kulan gaar ah oo laga yeeshay Amniga magaalada Laascaanood

      January 14, 2026

      Mareykanka oo daad gureynaya qaar kamid ah askartiisa ku sugan saldhiga ugu weyn ee uu ku leeyahay Bariga Dhexe

      January 14, 2026

      Muxuu daaran yahay Safarka Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga ee Isutagga Imaaraatka Carabta?

      January 14, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Askari dil argagax lahaa shalay ka geestay magaalada Muqdisho oo la baafinayo

    Askari dil argagax lahaa shalay ka geestay magaalada Muqdisho oo la baafinayo

    By radiohalgan.comApril 27, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Askari katirsanaa ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa shalay xaafada Tookyo ee degmada Yaqshiid ku dilay nin shacab ah oo lagu magacaabayay Ismaan Muxudiin Jiinow  , halka uu dhaawac culusna gaarsiiyay wiil yar uu dhalay marxuumka la dilay.

    Sida aan wararka ku helnay ninkan askariga ah ayaa doonayay marxuumka in uu ka dhaco telfoon uu watay, waxaana la sheegay in marxuumka uu askariga siiyay telfoonka, balse ka biyo diiday in uu sheego number sireedka EVC-ga lacagta ugu jirtay.

    Askariga manaxa ah ayaana xabbad madaxa uga dhuftay marxuumka oo xilligaasi farmashiye u waday wiil yar uu dhalay, xabbada ka baxday marxuumka ayaana la sheegay in wiilkiisa madaxa ka fariisatay uuna ku jiro xaalad adag.

    Guddoomiyaha degmada Yaqshiid Suleymaan Fargax ayaana qoraal uu soo saaray ku codsaday in garab lagu siiyo ciidamada ammaanka sidii loo soo qaban lahaa askariga dilka geestay oo lagu magacaabo Cabduqadir Odawaay Maxamed.

    Nagu caawiya soo qabashada dilaa Cabduqadir Odawaay Maxamed ,ina hooyo Dhuubo Cabdulle Fiidow ku dhashey degmada Yaqshiid, degan  isla Yaaqshid xaafada Tookiyo numberkiisa waa 0614140102,  numberka ciidanka waa 46418, waxa uuna katirsan yahay ciidanka xoogga ururka 90 aad dal xureeye ilaalo Qaran” ayuu yiri guddoomiye Fargax.

    Askarta katirsan ciidanka dowladda ee sida micno darada ah ku dilaya dadka shacabka ah ayaa kusoo badanaya magaalada Muqdisho, askartan qaarkood ayaana ka baxsada gacanta laamaha ammaanka iyo caddaaladda.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Axmed Madoobe: 20-ka Bishan hadii aan Jawaab laga helin Xasan Sheekh tilaabo go’aan ayaan qaadanaynaa.

    January 14, 2026

    Kulan gaar ah oo laga yeeshay Amniga magaalada Laascaanood

    January 14, 2026

    Mareykanka oo daad gureynaya qaar kamid ah askartiisa ku sugan saldhiga ugu weyn ee uu ku leeyahay Bariga Dhexe

    January 14, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Axmed Madoobe: 20-ka Bishan hadii aan Jawaab laga helin Xasan Sheekh tilaabo go’aan ayaan qaadanaynaa.

    January 14, 2026

    Kulan gaar ah oo laga yeeshay Amniga magaalada Laascaanood

    January 14, 2026

    Mareykanka oo daad gureynaya qaar kamid ah askartiisa ku sugan saldhiga ugu weyn ee uu ku leeyahay Bariga Dhexe

    January 14, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.