Close Menu
    What's Hot

    Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

    March 21, 2026

    Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

    March 21, 2026

    MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

    March 21, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

      March 21, 2026

      Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

      March 21, 2026

      MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

      March 21, 2026

      Madaxweyne Xasan Sheekh oo la filayo inuu la kulmo odayaasha dhaqanka ee KGS.

      March 21, 2026

      AkhrisoF-35-tii shiishka lala helay – iyo Iiraan oo burburisay aaminaad laga qabay inaan diyaaradaas wax la gaarsiin karin

      March 21, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐞𝐞𝐫𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐢𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐥𝐚𝐬𝐨𝐨 𝐛𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲

      January 31, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

      March 21, 2026

      Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

      March 21, 2026

      MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

      March 21, 2026

      Madaxweyne Xasan Sheekh oo la filayo inuu la kulmo odayaasha dhaqanka ee KGS.

      March 21, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Askar fannaan reer Jigjiga ah Hargaysa ku xidhay oo xabsiga loo taxaabay

    Askar fannaan reer Jigjiga ah Hargaysa ku xidhay oo xabsiga loo taxaabay

    By radiohalgan.comApril 7, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Ciidamada Amaanka Somaliland ayaa xabsiga dhigay 4 askari oo shalay si xoog ah Hargaysa ugu xidhay fannaan reer Jigjiga ah oo lagu magacaabo Maxamed Xuseen Habane ‘Maxamed Yare’, iyada oo fannaankiina la sii daayay.

    Qaar kamid ah hobolada magaalada Hargaysa oo shalay ka qayliyay xadhiga Maxamed Yare, ayaa sheegay in xabsiga loo taxaabay askartii falka gaysatay, loona haysto danbi sharci jabin ah.

    “Waxaanu sheeganaynaa in nala xaal mariyay oo waliba raggiina noo xidhanyihiin, sharciga ayaana naloo marinayaa, sharci kumay socon, madaxdoodana amar kamay haysan, way soo dhamaatay Maxamedna wakaa bannaanka jooga, nimankii kalena sharci ayay noogu xidhanyihiin” Hoobal Maxamed Bakaal Cirro, ayaa sida yidhi.

    Hoobal Cabdi Ciise Cajuun oo kamid ahaa hobolada shalay warkoodu warbaahinta ku faafay kadib xadhiga fannaan Maxamed yare, ayaa isna sheegay in uu hada faraxsanyahay, isla markaana raggi falka gaystay xabsiga loo taxaabay.

    Fannaanka la xidhay oo isna warbaahinta la hadlay kadib markii lasoo daayay, ayaa u mahadceliyay fannaaniinta reer Hargaysa ee garab istaaga u muujiyay, iyo taliyaha sirdoonka oo uu sheegay in uu ka hawlgalay sii dayntiisa.

    “Nidaamka dhacay wuxuu ahaa, nidaam uu khaladyari ku jiro, ciidankana qaar qaldan iyo qaar kaleba way ku jiraan, wixii khaldanaana waa la saxay, wax wayn oo la sii buun buuniyaana meeshaba ma yaalo” ayuu yidhi Maxamed Yare.

    Fannaaniinta ayaa shalay sheegay in ay soo weerareen 4 askari oo sirdoonka ka socda, iyaga oo xoog ku xidhay Fannaan Maxamed Yare, isla markaana caga juglayn iyo jidh dil u gaystay fannaaniin kale.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

    March 21, 2026

    Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

    March 21, 2026

    MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

    March 21, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

    March 21, 2026

    Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

    March 21, 2026

    MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

    March 21, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.