Tababaraha Kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa saadaaliyay kulanka ay Man United la ciyaari doonto Arsenal.
Labada kooxood ayaa isla ciyaari doona kulan ka tirsan premier League iyada oo labada taageere si weyn u sugayaan kulanka.
Klopp ayaa sheegay in ay Arsenal garaaci doonto Man United kulankooda Prmeier League ee soo socda.
βArsenal waa koox kubadeed oo wanaagsan. Haddii ay Man United u ciyaarto sida ay maanta ciyaareen, Arsenal ayaa badin doonta ciyaartaβ.
βWaan hubaa taas 100%βayuu Yidhi Klopp.
Man United ayaa Old Trafford ku soo dhawayn doonta Old Trafford 11 bisha May ee soo socota kulamada ugu dambeeya ee xilli ciyaareedka.

