Close Menu
    What's Hot

    Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

    March 21, 2026

    Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

    March 21, 2026

    MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

    March 21, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

      March 21, 2026

      Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

      March 21, 2026

      MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

      March 21, 2026

      Madaxweyne Xasan Sheekh oo la filayo inuu la kulmo odayaasha dhaqanka ee KGS.

      March 21, 2026

      AkhrisoF-35-tii shiishka lala helay – iyo Iiraan oo burburisay aaminaad laga qabay inaan diyaaradaas wax la gaarsiin karin

      March 21, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐞𝐞𝐫𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐢𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐥𝐚𝐬𝐨𝐨 𝐛𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲

      January 31, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

      March 21, 2026

      Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

      March 21, 2026

      MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

      March 21, 2026

      Madaxweyne Xasan Sheekh oo la filayo inuu la kulmo odayaasha dhaqanka ee KGS.

      March 21, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Arsenal, Man City Mise Liverpool? Michael Owen Oo Saadaaliyay Kooxda Ku Guulaysan Doonta Premier League

    Arsenal, Man City Mise Liverpool? Michael Owen Oo Saadaaliyay Kooxda Ku Guulaysan Doonta Premier League

    By radiohalgan.comMarch 19, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Michael Owen ayaa doonaya in Liverpool ay ku guulaysato Premier League laakiin waxa uu filayaa in kooxda Jurgen Klopp iyo Arsenal ay Horyaalka U Lumin doonaan Man City.

    Kaliya hal dhibic ayaa u dhaxaysa kooxda hogaanka haysa ee Arsenal, Liverpool oo kaalinta labaad ku jirta iyo Manchester City oo kaalinta saddexaad ku jirta iyada oo toban kulan ay u hadhsan tahay.

    Arsenal ayaa badisay dhamaan siddeedii kulan ee ay ciyaartay horyaalka Premier League tan iyo bilawgii sanadka 2024,waxana ay u dhaqaaqday hogaanka horyaalka markii ugu horeysay tan iyo bishii December ka dib markii labada kooxood ee Liverpool iyo Manchester City ay dhibco lumiyeen barbaro 1-1 ah oo ka dhacay garoonka Anfield horaantii bishaan. .

    Gunners ayaa isku dayaysa in ay ku guulaysato horyaalkeedii ugu horeeyay tan iyo 2004tii iyaga oo fadhiyay hogaanka horyaalka inta badan xilli ciyaareedkii hore ka hor inta ayna ugu dambayn shan dhibcood ka dambayn Man City oo ku guulaystay horyaalka.

    Liverpool ayaa ah kooxda kaliya ee jabisay awooda Pep Guardiola – iyagoo horyaalka ku qaaday duruufo aan caadi ahayn intii lagu jiray xilli ciyaareedkii la soo dhaafay ee xanuunkii Korona 2019/2020.

    Owen, oo xirfadiisa ciyaareed ka soo bilaabay Anfield, ayaa rajeynaya in Liverpool ay ku guulaysato horyaalka xilli ciyaareedkan.

    Lakiin weeraryahankii hore ee England ayaa wali qaba in Manchester City ay wacdaro dhigi doonto kadib marka horyaalku dib u bilowdo.

    “Dabcan qalbigeyga wuxuu leeyahay Liverpool iyo waxaan u maleynayaa inay heystaan kulamada ugu fudud”ayuu Yidhi.

    “Waxay noqon doontaa sheeko cajiib ah, sidoo kale, iyadoo ay tahay xilli ciyaareedkii ugu dambeeyay ee Jurgen Klopp”.

    “Laakiin waxaan qabaa in Man City ay tahay kooxda ugu fiican adduunka waqti xaadirkan, wayna cadeeyeen taas, waxan filayaa in ay ku guulaystaan horyaalka marka laga soo laabto fasaxa xulalka”ayuu sii raaciyay.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

    March 21, 2026

    Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

    March 21, 2026

    MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

    March 21, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

    March 21, 2026

    Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

    March 21, 2026

    MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

    March 21, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.