Close Menu
    What's Hot

    DEG DEG Askarta Baarlamaanka iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo foodda is daray.

    February 7, 2026

    DEG DEG Ciidamo Boolis ah oo Gudaha u galay Xarunta Golaha Shacabka iyo Xaalad taagan

    February 7, 2026

    DEG DEG: Warbaahinta madaxa bannaan oo isaga soo baxay xarunta golaha

    February 7, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG DEG Askarta Baarlamaanka iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo foodda is daray.

      February 7, 2026

      DEG DEG Ciidamo Boolis ah oo Gudaha u galay Xarunta Golaha Shacabka iyo Xaalad taagan

      February 7, 2026

      DEG DEG: Warbaahinta madaxa bannaan oo isaga soo baxay xarunta golaha

      February 7, 2026

      DEGDEG:- Xildhibaano iyo Ciidan isku dhex dagaalay xarunta Baarlamaanka,

      February 7, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      DEG DEG Askarta Baarlamaanka iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo foodda is daray.

      February 7, 2026

      DEG DEG Ciidamo Boolis ah oo Gudaha u galay Xarunta Golaha Shacabka iyo Xaalad taagan

      February 7, 2026

      DEG DEG: Warbaahinta madaxa bannaan oo isaga soo baxay xarunta golaha

      February 7, 2026

      DEGDEG:- Xildhibaano iyo Ciidan isku dhex dagaalay xarunta Baarlamaanka,

      February 7, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Arrin shaki galineysa in DF Soomaaliya uu dhab ka yahay dagaalka Ethiopia

    Arrin shaki galineysa in DF Soomaaliya uu dhab ka yahay dagaalka Ethiopia

    By radiohalgan.comFebruary 2, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

     Soomaaliya waxay ku jirtaa dagaal diblumaasiyadeedkii ugu adkaa muddo rubuc qarni ah. Waxay wajaheysa Ethiopia, oo ayadu ku kacday xad-gudub ka dhan ah madax-bannaanida Soomaaliya.

    Nasiib darro’se Soomaaliya ayaa muddo ku siman laba bil aan laheyn wasiir arrimo dibadeed, xilli dowladda Soomaaliya ay iclaamisay dagaal diblumaasiyadeed ka dhan ah Ethiopia oo ay ka dhex tafantay tan iyo markii uu soo baxay heshiiskii is-afgarad ee Muuse Biixi iyo Abiy Axmed.

    In dalka uusan laheyn muddo intaas le’eg wasiir arrimo dibadeed ayaa shaki galineysa in dowladda federaalka Soomaaliya uu dhab ka yahay dagaalka Ethiopia, sida uu ka dhawaajiyay Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame.

    Xildhibaanka ayaa tilmaamay in caalamka uu si dhab ahaan ugu qaato dagaalka diblumaasiyadda ee ay ku jirto dowladda ay tahay in la magacaabo wasiirka arrimaha dibadda, si diblumaasiyad ahaan god loogu rido Ethiopia.

    β€œIn wasiir arrimo dibadeed dalkaan laheyn maanta waxay tilmaam ka tahay in dowladda seriously ka aheyn dagaalka diblumaasiyadda ay ku jirto, madaxweynaha wuxuu u baahan yahay inuu nasto, oo shaqada wasiirka arrimaha dibadda inta la magacaabo uu qabto,” ayuu yiri Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame.

    Sidoo kale waxa uu intaas kusii daray β€œDansanaanta aad arkeysaan meel ay wax ka dansan yihiin, kursigii ugu muhiimsana ee arrimaha dibadda lagu dul fadhiyo, oo madaxweynihii la yiraahdo asaga shaqadii qabanaya, wuu fiican tahay hadduu energy-gaas hayo laakiin waxaa ila quman in wasiir arrimo dibadeed la magacaabo.”

    Xildhibaanka ayaa ugu dambeyntiina wuxuu u soo jeediyay dowladda madaxweyne Xasan Sheekh inuu booska wasiirka arrimaha dibadda oo xilligaan muhiimad gaar ah leh loo magacaabo shaqsi kasoo dhalaali kara diblumaasiyadda ay maanta u baahan tahay Soomaaliya.

    Inkasta oo dowladda federaalka ay dadaal badan ku bixinayso dagaalka diblumaasiyadda, taasi oo durba cariiri lagu geliyay Ethiopia, haddana waxaa muuqata baahida in wasaaradda arrimaha dibadda loo soo magacaabo wasiir, si dagaalka diblumaasiyadda uu Ethiopia ugu qasbo inay ka laabato heshiiskii is-afgarad ee Ethiopia.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG DEG Askarta Baarlamaanka iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo foodda is daray.

    February 7, 2026

    DEG DEG Ciidamo Boolis ah oo Gudaha u galay Xarunta Golaha Shacabka iyo Xaalad taagan

    February 7, 2026

    DEG DEG: Warbaahinta madaxa bannaan oo isaga soo baxay xarunta golaha

    February 7, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG DEG Askarta Baarlamaanka iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo foodda is daray.

    February 7, 2026

    DEG DEG Ciidamo Boolis ah oo Gudaha u galay Xarunta Golaha Shacabka iyo Xaalad taagan

    February 7, 2026

    DEG DEG: Warbaahinta madaxa bannaan oo isaga soo baxay xarunta golaha

    February 7, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.