Close Menu
    What's Hot

    Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

    March 1, 2026

    Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

    March 1, 2026

    DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

    March 1, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

      March 1, 2026

      Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

      March 1, 2026

      DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

      March 1, 2026

      DEG DEG Dawladda Iran ayaa si rasmi ah u xaqiijisay geerida hoggaamiyihiin sare ee Iran Aayatullaahi Cali,

      March 1, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

      March 1, 2026

      Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

      March 1, 2026

      DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

      March 1, 2026

      DEG DEG Dawladda Iran ayaa si rasmi ah u xaqiijisay geerida hoggaamiyihiin sare ee Iran Aayatullaahi Cali,

      March 1, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Daawo:-Arrimo ARGAGAX leh oo kasoo kordhay kiiska LUUL

    Daawo:-Arrimo ARGAGAX leh oo kasoo kordhay kiiska LUUL

    By radiohalgan.comFebruary 21, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa maanta ka bilaabatay dhageysiga dacwadda culus ee loo haysto Sayid Cali Macallin Daa’uud oo ku eedeysan inuu si arxan darro ah u gubay xaaskiisii Luul Cabdicasiis.

    Dhageysiga maxkamadda ayaa waxaa si toos ah loogala socday warbaahinta, maadaama uu kiiskan yahay mid xasaasi ah oo xanuun badan ku reebay dadka Soomaaliyeed.

    Sidoo kale waxaa maxkamadda goobjoog ahaaΒ ehellada labada dhinac, dadweyne, qareeno iyo xeer ilaalinta guud ee qaranka.

    Arrimo argagax leh ayaa kasoo kordhay kiiskan, kuwaas oo soo baxay inta ay socotay maxkamadda, oo la horgeeyay marqaatiyaal ay kamid ahaayeen carruurtii ay dhashay marxuumadda oo qaarkood waxyeelo ay kasoo gaartay dabka lagu gubay hooyadood.

    Farxiyo Cabdirisaaq oo kamid ah carruurta, isla-markaana jirto 10 sano ayaa si dareen leh uga hadashay dilka hooyadeed, waxayna sheegtay inay aragtay, ayada oo holceyso.

    β€œWaxaan arkay hooyo oo banaanka ku holceyso waa naxay, waxaa noo yimid ninkii gubay isaga oo dhac-dhacayo, hooyo inta aysan dhiman waxa ay nagu tiri i cafiya hadii aan dhinto,” ayey tiri Farxiyo oo kamid ah carruurta marxuumad Luul Cabdicasiis Maxamed.

    Sidoo kale waxa ay hadalkeeda dareenka leh oo dad badan xanuunjiyay sii raacisay β€œWaxaan arkay hooyo oo qaylineyso marka aan daaqadda soo istaagay.”

    Waxyaabaha ka cusub kiiskan ee ay maxkamadda soo bandhigtay waxaa kamid ah in Farxiyo ay sheegtay in hooyadeed ay ku jirtay nolol adag oo xitaa ninka gubay uu ka xiran jiray qolkeeda jiifka ah, furahana uu isaga qaadan jiray, iyadna ay ku sugi jirtay qol kale.

    Qolka hooyo ee jiifka isaga ayaa xiran jiray marka hooyo meel ay dharka isaga bedasho ma haysan qolkeyga ayay sii jiifatay, marka uu imaado ayay tegeysay qolkeeda,” ayey hadalkeeda sii raacisay.

    Doodda u dhexeysa qareennada iyo xeer ilaalinta ayaa sii socon doonta, maadaama uu eedeysanaha oo kasoo muuqday maxkamadda ka sheegay inuu dood ka qabo dacwaddan.

    Ugu dambeyn guddoomiyaha maxkamadda gobolka Saalax Dabaan oo soo xiray dacwadda ayaa sheegay in la’isugu imaan doono fadhi kale, wuxuuna faray xeer ilaalinta inay soo dhameystiro caddeymahooda, si uusan u daahin kiiskan oo aad isha loogu wada hayo.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

    March 1, 2026

    Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

    March 1, 2026

    DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

    March 1, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

    March 1, 2026

    Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

    March 1, 2026

    DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

    March 1, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.