Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Ciidamo Haramcad ah oo rasaas ku kala eryay Shacab dibadbax dhigayay

    September 20, 2025

    Deni oo kulan xasaasi ah la qaatay Richard Riley iyo Major General Claud

    September 20, 2025

    Somalia oo Turkiga ku bogaadisay qabanqaabada TEKNOFEST 2025

    September 20, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Ciidamo Haramcad ah oo rasaas ku kala eryay Shacab dibadbax dhigayay

      September 20, 2025

      Deni oo kulan xasaasi ah la qaatay Richard Riley iyo Major General Claud

      September 20, 2025

      Madaxweyne Xasan Sheekh oo xiddig Ramla Cali guddoonsiiyey Shahaado Sharaf

      September 20, 2025

      Booliska Soomaaliya oo gacanta ku soo dhigay dhalinyaro ku eedeysan khal khal gelinta amniga waddooyinka

      September 16, 2025

      Somalia oo Turkiga ku bogaadisay qabanqaabada TEKNOFEST 2025

      September 20, 2025

      Taliyaha Sirdoonka Ingiriiska oo kashifay arrin qarsoodi aheyd

      September 20, 2025

      MW Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Amiirka Qatar.

      September 16, 2025

      Shirka Carabta iyo Islaamka oo War-murtiyeed Adag ka Soo Saaray Weerarka Israa’iil ku Qaadday Qatar

      September 16, 2025

      Aqoonsiga somaliland suuro gal mayahay? waxaa faah faahiyay prof: cabdiwahaab sheikh.

      August 15, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore 

      May 24, 2025

      Ciidamo Haramcad ah oo rasaas ku kala eryay Shacab dibadbax dhigayay

      September 20, 2025

      Deni oo kulan xasaasi ah la qaatay Richard Riley iyo Major General Claud

      September 20, 2025

      Somalia oo Turkiga ku bogaadisay qabanqaabada TEKNOFEST 2025

      September 20, 2025

      Taliyaha Sirdoonka Ingiriiska oo kashifay arrin qarsoodi aheyd

      September 20, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Aqoonsiga somaliland suuro gal mayahay? waxaa faah faahiyay prof: cabdiwahaab sheikh.

    Aqoonsiga somaliland suuro gal mayahay? waxaa faah faahiyay prof: cabdiwahaab sheikh.

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comAugust 15, 20252 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Aqoonsiga somaliland suuro gal mayahay? waxaa faah faahiyay prof: cabdiwahaab sheikh.

     

    Prof.Cabdiwahaab Shiikh Cabdisamad oo ka falceliyey warqadii Senator Cruz u diray Trump ee aqoonsiga Somaliland.

     

    Prof-ku wuxuu yidhi:

     

    “Senator Cruz, ii ogolow inaan ku siiyo cashar kooban balse aad muhiim u ah oo ku saabsan juqraafi-siyaasadeedka Geeska Afrika, gaar ahaan Jasiiradda Soomaaliyeed.

     

    Waxaan faham sanahay mowqifkaaga ku aaddan aqoonsiga Somaliland, sidoo kale waan ogahay cadaadiska aad kala kulmayso AIPAC [American Iaraaiil Public Affairs Committee] ee ku saabsan fikradda ah in dadka reer Qasa loo raro halkaas.

     

    Laakiin ma ka fiirsatay waxa xiga ee ay arrintaanu dhalin karto?

     

    1. Duulimaadkii ugu horreeyay ee qaxootiga Qasa oo ka soo dega Hargeysa wuxuu ka dhalin lahaa baaqyo xooggan oo ku saabsan midnimo Soomaaliyeed oo aan shuruud lahayn, gaar ahaan gudaha Hargeysa, Berbera, iyo Burco.

     

    2. Beelaha kale ee ku sugan Somaliland waxay ku biiri doonaan codadka ku baaqaya dib u midoobidda Soomaaliya, taas oo meesha ka saari karta maamulka hadda jira.

     

    3. Itoobiya waxay sheegan doontaa joogitaanka Xamas “deriskeeda” marmarsiiyo ay ugu soo duusho, u qabsato qaybo ka mid ah Somaliland, uguna samaysato marin badeed rasmi ah.

     

    4. Djibouti iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si cad uga soo horjeesan doonaan ku xadgudubka madax-bannaanida iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliyeed.

     

    5. Midowga Afrika wuxuu u arki doonaa arrintan jebin toos ah oo lagu sameeyay Axdiga AU ee 1963, taas oo khatar ku ah furitaanka “sanduuqa Pandora” ee dhaqdhaqaaqyada kala go’a ee Afrika oo dhan.

     

    6. Shiinaha iyo Ruushka waxay u badan tahay inay diidaan aqoonsiga Somaliland.

     

    7. Gudaha Somaliland wuxuu hore u ahaa mid kala qaybsan — “Waqooyi-bari State” waxaa aqoonsan Jamhuuriyadda Soomaaliya inay tahay dowlad-goboleed ka tirsan Federaalka, halka Awdal State ay weli ku jirto marxaladda soo ifbixidda.

     

    8. Haddii Itoobiya isku daydo inay gacanta ku dhigto dhul “laga bilaabo webi ilaa bad,” Masar waxay u diri doontaa ciidamo, taas oo abuuri karto dagaallo wakiillo ah oo gudaha Soomaaliya ka qarxa.

     

    9. Mareykanka waxaa lagu arki doonaa xoog gumeysi ah oo gobolka ka hawlgala, taas oo kicin doonta nacayb ballaaran oo ka dhanka ah Washington gudaha Geeska Afrika.

     

    Senator, diyaar ma u tahay inaad wajahdo silsiladdan falcelin ah in ay dhici karto?”

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Ciidamo Haramcad ah oo rasaas ku kala eryay Shacab dibadbax dhigayay

    September 20, 2025

    Deni oo kulan xasaasi ah la qaatay Richard Riley iyo Major General Claud

    September 20, 2025

    Madaxweyne Xasan Sheekh oo xiddig Ramla Cali guddoonsiiyey Shahaado Sharaf

    September 20, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Ciidamo Haramcad ah oo rasaas ku kala eryay Shacab dibadbax dhigayay

    September 20, 2025

    Deni oo kulan xasaasi ah la qaatay Richard Riley iyo Major General Claud

    September 20, 2025

    Somalia oo Turkiga ku bogaadisay qabanqaabada TEKNOFEST 2025

    September 20, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.