Close Menu
    What's Hot

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026

    Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

    February 5, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026

      Magacaabista Raโ€™iisulwasaare Cusub- Awood Siyaasadeed oo ka Dhalata Marxaladda Kala-guurka

      February 5, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      ๐๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š ๐–๐ž๐ž๐ซ๐š๐ซ๐ค๐š ๐Œ๐š๐ซ๐š๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐ž๐ž ๐ˆ๐ข๐ซ๐š๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ฅ๐š๐ฌ๐จ๐จ ๐›๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Raโ€™iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026

      Magacaabista Raโ€™iisulwasaare Cusub- Awood Siyaasadeed oo ka Dhalata Marxaladda Kala-guurka

      February 5, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home ยป Ansixinta qodobbada dastuurka ka dib muxuu noqon doonaa mustaqbalka hanaanka awood qaybsiga ee 4.5

    Ansixinta qodobbada dastuurka ka dib muxuu noqon doonaa mustaqbalka hanaanka awood qaybsiga ee 4.5

    By radiohalgan.comApril 6, 20244 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    XIldhibaannada Soomaaliya ayaa dhawaan u codeeyey wax ka beddelka dastuurka oo muddo dheer aan la qabyo tirin. Waxaa taas dhinac socday in Soomaaliya ay ku dhaqmaysay nidaam awood qaybsi, oo ku salaysan afar beelood iyo bar.

    Qodobbada dastuurka ee wax laga beddelay waxaa ka mid ah doorashada madaxweynaha oo ay shacabka toos u soo dooran doonaan, iyo in madaxweynuhu uu magacaabi karo xilkana ka qaadi karo raโ€™iisul wasaaraha isagoo aan baarlamaanka soo marsiin, iyo in seddex xisbi ay dalka ka jiri doonaan, waxaana sida muuqata ay taasi saamayn ku yeelan doontaa nidaamkii xildhibaannada sida tooska ah ay qabaaโ€™ilku u soo xuli jireen.

    Sidoo kale waxay shacabku soo dooran doonaan hogaamiyaha iyo hogaamiye ku xigeenka dawlad goboleedka, golaha wakiillada dawlad goboleedka, iyo golaha deegaanka, duqa magaalada iyo ku xigeenkiisa, iyo dawladaha hoose.

    Hanaanka 4.5 ayaa la soo billaabay sannadkii 2000, markii ay madaxda Soomaalidu isugu tageen dalka Jabuuti, si loo helo โ€œXalโ€ ay qabaaโ€™ilku isaga dhex arkaan haykalka siyaasadeed ee dalka ee awoodda lagu qaybsanayo.

    Dadka siyaasadda indha-indheeya way ku kala argti duwan yihiin in isbeddelka dastuurka uu saamaynayo nidaamka awood qaybsiga, iyo guud ahaan mustaqbalka hanaanka qabaaโ€™ilku awoodda ku qaybsanayeen dhowr iyo labaatankii sano ee u dambeeyey.

     

    Dastuurka

    XIGASHADA SAWIRKA,X

    Haddaba dastuurka dhawaan loo codeeyey sidee u saamaynayaa hanaankii awood qaybsiga ee 4.5.

    โ€œNidaamka 4.5 waa nala fogaaday, waxaa markiisii hore loogu tala galay inuu muddo gaaban shaqeeyo, faaโ€™iido iyo khasaarena waa watay. Marka ugu horreysay waxaa lagu soo dhisay dawladnimada, qabaaโ€™ilka qaarkoodna waa ka faaโ€™iideen oo wax aysan weligood arag ayey ku heleen, qaarna dadka ayey la sinmeen, dadna dareen ayey galisay oo waxaa la dareensiiyey in ay dadka kale ka xuquuq yar yihiinโ€ ayuu yiri Maxamed Nuur Qalimow oo ka faallooda arrimaha Soomaaliya.

    Saamaynta ugu weyn ee dastuurka uu awood qaybsiga ku yeelan doono ayuu kutilmaamay Qalimow dhinaca doorashada oo baarlamaanka iyo golayaasha deegaanka doorasho lagu soo geli doono.

    โ€œMaadaama ay dadweynuhu soo dooran doonaan murashaxiinta, waa in guddiga doorashada uu cayimo xuduuddo iyo deegaan doorashooyin, ayna shuruudaha doorashada xildhibaanka ku saleeyaan tirada dadka ku nool deegaan doorashada iyo baaxadda dhulka deegaan doorashada, waayo meelaha qaar dad badan ayaa ku nool, qaarna dad yar, suurtogalna maaha in isku si loola macaamilo meel ay ku nool yihiin 1,000 qof iyo meel ay ku nool yihiin 100,000 oo qofโ€ ayuu sii raaciyey Qalimow. Nidaamkaas wuxuu meesha ka saarayaa sida muuqata soo xulista odayaasha qabaaโ€™ilka ay soo xuli jireen xildhibaannada Baarlamaanka.

     

    Maxamed Nuur Qalimow

    XIGASHADA SAWIRKA,QALIMOW

    Dhinaca nidaamka xisbiyada ee dastuurku dhigayo marka la eego ayaa isna ka mid ah arrimaha cusub ee sii fogeynaya awood qaybsiga qabaaโ€™ilka.

    โ€œHaddaan caalamka kale eegno, siyaasadda waxaa isku haya mucaarad iyo muxaafad, Soomaaliyana lama yaabayno in xisbiyada aan talada haynin ay xisbiga talada haya u shirkoobaan, ama u xisbiga talada haya mid ka mid ah labada xisbi ee kale soo jiito, inay laba is raacdana la yaab ma lahaanayso”, ayuu sii raaciyey Qalimow oo ku tilmaamay in nidaamkaas xisbiyada uu meesha ka saari doono awood qaybsiga qabiilka ku dhisnaa.

    Dhinac kale marka laga fiiriyo, Qalimow iyo siyaasiyiin kale waxay rumaysan yihiin in aan qabiilkii weli laga wada guurin.

    Prof Maxamed Cumar Dhalxa oo muddo dheer soo ahaa xildhibaan baarlamaan oo lagu soo xuli jiray 4.5 wuxuu weli aaminsan yahay in siyaasadda qabiilka ku dhisan ay sii jiri doonto, oo hadda uun ay sii xoogaysatay.

    Wuxuu BBC u sheegay in beelaha uu ka soo jeedo ay yihiin kuwo ku dhib qabay nidaamka 4.5, wuxuuna intaa ku daray in marka laga yimaado dastuurka qoran ay beelaha โ€œwaaweynโ€ qaadan doonaan xubnaha muhiimka ah โ€œmadaxweyne reerki qaadan jiray ayaa qaadanaya, raโ€™iisul wasaare reerkii qaadan jiray ayaa qaadanaya, golaha wasiirradana sidaas ayaa loo qaybinayaa. Magaca uun baa la beddelay mooyee qaab dhismeedka iyo heykalka waxba iskama beddelinโ€ ayuu yiri Prof. Dhalxa.

    “Qabiilka waa ku sii dhex jiri doonaa siyaasadda Soomaaliya. Dalalka Soomaaliya jaarka la ah ee madaxda tooska loo s doorto ama dalalka Afrikaanka ah badankood weli waxaa siyaasadooda xoog badan ku leh miisaanka qabiilka. Qabiilka ma dhamaanayo laakin saamayntiisa ayaa la yarayn karaaโ€ ayuu yiri Maxamed Nuur Qalimow.

    Wuxuu u arkaa tani inay tahay talaabadii ugu horreysay ee meesha ka saaraysa in qabiilku uu siyaasiga soo doorto “Waxay dhaamaysaa in oday dhaqameed uu wax soo doorto, waxayna abuuraysaa fursad ay dadku ku helayaan xaqooda dastuuriga ah ee ah in ay wax dooran karaan, lana soo dooran karo, waana billow fiicanโ€ ayuu yiri Qalimow oo BBC u warramayey.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026

    Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

    February 5, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026

    Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

    February 5, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.