Close Menu
    What's Hot

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

      February 5, 2026

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

      February 5, 2026

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Annagoo ah masuuliyiin ka soo jeeda gobolka Hiiraan, waxaan cambaareeyneynaa falkii gurracnaa ka dhacay magaalada Beledweyne

    Annagoo ah masuuliyiin ka soo jeeda gobolka Hiiraan, waxaan cambaareeyneynaa falkii gurracnaa ka dhacay magaalada Beledweyne

    By radiohalgan.comMarch 15, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    March 15, 2024
    Bayaan

    Annagoo ah masuuliyiin ka soo jeeda gobolka Hiiraan, waxaan
    cambaareeyneynaa falkii gurracnaa ee uu soo maleegay maamulka Dowladgoboleedka Hirshabelle oo ka dhacay Magaalada Beledweyne habeenkii

    Arbacada oo taariikhdu ahayd 3/13/2024.

    Waxan tacsi u direynaa eheladii dadkii ku nafwaayey falkaan xadgudubka ah.

    Waxaan Allah uga baryeynaa in uu u naxariisto, inta dhaawaca ahna u
    boogadhayo.

    Waxaan shaki ku jirin in Dowlad-goboleedka Hirshabeele oo waqtigeeda
    dabayaaqada yahay in ay qalaalase siyaasadeed ka abuuri rabto gobolka
    Hiiraan oo hubkii iyo dhaqaalihii dowladda ku bixneyso sidii ay awoodda ku
    maquunsan lahayd.

    Waxaan u sheegeeynaa maamulka Hirshabelle in ay ka waantoobaan colaadda
    ay abuurayaan oo ay dowladda Federaalka ku taageeraan xasilinta
    deegaanadeeda iyo la dagaalanka argagaxisada.

    Waxaan ogeeysiineynaa Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud in uu
    heshiiskii Maxaas lagu kala saxiixday uu burburay oo labada maamul aysan ka
    wada shaqeyn karin gobolka Hiiraan.

    Waxaan shaki ku jirin in maamulka Hirshabeele ku guul-darreystay nabadeynta
    iyo horumarinta labada gobol ee Hiiraan iyo Shabeelada dhexe.
    Saxiixayaasha

    1. Wasiir Abdullahi Goodax Barre

    2. Wasiir Dr. Abdinur Sheikh Mohamed

    3. Wasiir Cilmi Faarax Webi

    4. Wasir Abdirahman Dahir Osman

    5. Wasiir Nur Idow Beyle

    6. Guddoomiye Abdulkadir Sheikh Muumin

    7. Avv. Dahir Xasan Abdi
    8. Xil. Abdirizaq Axmed Maxamed (Dheere)
    9. Drsa Maryan Haji Elmi
    10. Asha Cabdulle Jiqley
    11. Bilan Bile Mohamud
    12. Xuseen Geedi Santuur
    13. Enj. Nur Xasan Guure

    -Dhamaad –

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.