Inna lilaah wa inna ileyhi rajucuun Alle Ha u Naxariisto Mohamed Cabdi Fanax oo ku Magac dheeray (Xeefoow) Gudoomiyihii Hore Ee Sports-ka Degmada Buuloburte Ee Gobolka Hiiraan Oo Manta Lagu Aasay Degmada Buuloburte,
intoow ka tagay Eheelka dhamaan Reer Nuur Fanax iyo qaraabda samar iyo imaan ilaah ha ka siiyo
Qabriga Alle Ha U Waasiciyo Kitaabkiisana midigta allah ha ka siiyo.