Close Menu
    What's Hot

    Farmaajo oo ka hadlay dagaalkii ka dhacay Kudhaa.

    January 23, 2026

    Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Hirshabeelle ayaa magaalada Jowhar ka daah-furtay

    January 23, 2026

    Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

    January 21, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Farmaajo oo ka hadlay dagaalkii ka dhacay Kudhaa.

      January 23, 2026

      MADAXWEYNAHA DOWLADDA HIRSHABEELLE OO SAXIIXAY SHARCIGA DAKHLIGA IYO XEER-NIDAAMIYEYAASHIISA.

      January 21, 2026

      Daawo:-Sheekh Cabdi Casiis ” Culimada iyo Odayaasha Baladweyne Dadka Hortooda ayaa lagu laaynayaa” Xalka Magaalada oo Cabsi Cabsi ah!

      April 11, 2024

      Daawo: XASAN Sheekh oo gaaray KENYA + Ujeedka

      April 11, 2024

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      Xog ka cusub hoggaamiye mucaaradka ITOOBIYA ka tirsanaa ee meydkiisa la helay

      April 11, 2024

      Hogaamiyaha Xamaas Ismail Haniyeh ayaa sheegay in wiilal looga dilay duqeyn cirka ah

      April 11, 2024

      Ayatollah Khamenei oo ku hanjabay in Iran ay ciqaabi doonto Israel kana hadlay Sababta

      April 10, 2024

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      Wax ka ogow dekadda dalka deriska la ah Soomaaliya ee ay ITOOBIYA u weecatay

      April 2, 2024

      Farmaajo oo ka hadlay dagaalkii ka dhacay Kudhaa.

      January 23, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      MADAXWEYNAHA DOWLADDA HIRSHABEELLE OO SAXIIXAY SHARCIGA DAKHLIGA IYO XEER-NIDAAMIYEYAASHIISA.

      January 21, 2026

      Daawo:-Sheekh Cabdi Casiis ” Culimada iyo Odayaasha Baladweyne Dadka Hortooda ayaa lagu laaynayaa” Xalka Magaalada oo Cabsi Cabsi ah!

      April 11, 2024
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Alexander-Arnold, Alonso, Mbappe, Ramsdale, Diaz & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga.

    Alexander-Arnold, Alonso, Mbappe, Ramsdale, Diaz & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga.

    By radiohalgan.comMarch 23, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Waxa lagu jiraa bilihii ugu dambeeyay ee xilli ciyaareedka iyada oo tartamada kala duwan maryaaan meelo xiiso iyo xamaasad leh.

    Inkasta oo uuna haatan furnayn suuqa kala iibsiga hadana kooxaha ayaa indha-idhaynaya suuqa waxana ay qiimaynayaan xiddigaha kala duwan.

    Hadaba waxa aan halkan ku soo gudbin doonaa wararkii ugu dambeeyay ee suuqa kala iibsiga.

    Madaxweynaha Real Madrid Florentino Perez ayaa u balan qaaday Kylian Mbappe in kooxdu ay sidoo kale la soo saxiixan doonto labada daafac dhexe ee Lille Leny Yoro iyo daafaca bidix ee Bayern Munich Alphonso Davies xagaagan (Defensa Central).

    Kooxda Arsenal ayaa Real Madrid wax ka waydiisay saxiixa Goolhaye Andriy Lunin oo ay u arkaan badalka Aaron Ramsdale (Defensa Central).

    Chelsea ayaa aad u doonaysa weeraryahanka Barcelona Ferran Torres kaas oo la filayo in lagu heli karo qiimo sax ah (Fichajes).

    Kooxda PSG ayaa doonaysa in ay sida ugu dhakhsaha badan u dhamaystirto saxiixa xiddiga garabka uga ciyaara Liverpool ee Luis Diaz (Le10Sport).

    Manchester United ayaa diyaar u ah inay xoojiso xiisaha ay u qabto daafaca dhexe ee Juventus Bremer, kaasoo qandaraaskiisa lagu burburin karo 43 milyan (Mirror).

    Kim Min-jae ayaa laga yaabaa in loo soo bandhigo fursad uu ugu biiro Inter xagaagan ka dib markii dhawaan laga cawday doorkiisa Bayern Munich (Gazzetta dello Sport).

    Arsenal ayaa diyaar u ah inay kula dagaalanto labada kooxood ee Liverpool iyo Tottenham Hotspur saxiixa ciyaaryahanka khadka dhexe ee Atalanta Teun Koopmeiners, kaasoo dhawaan shaaca ka qaaday inuu doonayo inuu ka tago kooxdiisa haatan (Giorgio Dusi).

    Hadii ay ku fashilmaan in ay Man City ku qanciyaan i ay hoos u dhigaan qiimaha Jaoa Cancelo, Barcelona ayaa u dhaqaaqi doonta saxiixa daafaca midig ee kooxda Sporting Lisbon Ivan Fresneda (Fichajes).

    Real Madrid ayaa sare u qaaday xiisaha ay u qabto 25 jirka daafaca uga ciyaara Liverpool ee Trent Alexander-Arnold kaas oo qandaraaskiisu dhacayo sanadka soo socda (Relevo).

    Tababaraha Bayer Leverkusen Xabi Alonso ayaa ku biiri doona Bayern Munich halkii uu ku biiri lahaa Liverpool hadii uu ka tago kooxdiisa haatan (Sky Sports News).

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Thierry Henry Oo Saadaaliyay Kooxda Ku Guulaysan Doonta Champions League Xilli Ciyaareedkan.

    April 11, 2024

    Luis Enrique: Dagaal Ayaa Ka Dhici Doona Barcelona.

    April 11, 2024

    Man United Oo Dhaawac Ku Waayi Karta 9 Xiddig Kulanka Bournemouth

    April 11, 2024
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Farmaajo oo ka hadlay dagaalkii ka dhacay Kudhaa.

    January 23, 2026

    Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Hirshabeelle ayaa magaalada Jowhar ka daah-furtay

    January 23, 2026

    Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

    January 21, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.