Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Dhageeyso:- Wasiir Koroore anigoo Moog ayoow imagacabaay Waxaan ku arkaay Facebook Balse Waxeey Ceeb Ku tahaay Wasarada arimaha Gudaha

    January 14, 2026

    Axmed Madoobe: 20-ka Bishan hadii aan Jawaab laga helin Xasan Sheekh tilaabo go’aan ayaan qaadanaynaa.

    January 14, 2026

    Kulan gaar ah oo laga yeeshay Amniga magaalada Laascaanood

    January 14, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Dhageeyso:- Wasiir Koroore anigoo Moog ayoow imagacabaay Waxaan ku arkaay Facebook Balse Waxeey Ceeb Ku tahaay Wasarada arimaha Gudaha

      January 14, 2026

      Axmed Madoobe: 20-ka Bishan hadii aan Jawaab laga helin Xasan Sheekh tilaabo go’aan ayaan qaadanaynaa.

      January 14, 2026

      Kulan gaar ah oo laga yeeshay Amniga magaalada Laascaanood

      January 14, 2026

      Mareykanka oo daad gureynaya qaar kamid ah askartiisa ku sugan saldhiga ugu weyn ee uu ku leeyahay Bariga Dhexe

      January 14, 2026

      Muxuu daaran yahay Safarka Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga ee Isutagga Imaaraatka Carabta?

      January 14, 2026

      Waddamada Afrikaanka ah ee ka soo horjeestay aqoonsiga Somaliland

      January 13, 2026

      9 qof ayaa lagu dilay weerar lagu qaaday maxkamad ku taal dalka Iran,

      July 26, 2025

      Soomaaliya iyo Azerbaijan oo iska kaashanaya dhinaca Difaaca

      July 25, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore 

      May 24, 2025

      Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania , Ilyaas Xasan, ayaa maanta magaaladda Dar es Salaam kula kulmay Xoghayaha jooogtada ah ee Wasaarada Arrimah Dibadda Tanzania u qaabilsan arrimaha Bariga Afrika , Danjire

      May 12, 2025

      Dhageeyso:- Wasiir Koroore anigoo Moog ayoow imagacabaay Waxaan ku arkaay Facebook Balse Waxeey Ceeb Ku tahaay Wasarada arimaha Gudaha

      January 14, 2026

      Axmed Madoobe: 20-ka Bishan hadii aan Jawaab laga helin Xasan Sheekh tilaabo go’aan ayaan qaadanaynaa.

      January 14, 2026

      Kulan gaar ah oo laga yeeshay Amniga magaalada Laascaanood

      January 14, 2026

      Mareykanka oo daad gureynaya qaar kamid ah askartiisa ku sugan saldhiga ugu weyn ee uu ku leeyahay Bariga Dhexe

      January 14, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Al-Shabaab oo toogasho ku fulisay askar ka tirsanaa JUBBALAND

    Al-Shabaab oo toogasho ku fulisay askar ka tirsanaa JUBBALAND

    By radiohalgan.comAugust 21, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Wararka naga soo gaaraya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in shalay gelinkii dambe ay Al-Shabaab toogasho ku fuliyeen saddex askari oo ka tirsanaa Daraawiishta Jubbaland oo ay horay ugu qabteen dagaallo ka dhacay gobolkaasi.

    Toogashada ayaa ka dhacday fagaare ku yaalla degmada Kamsuuma, waxaana goobta la isugu geeyay dad badan shacab ah, iyada oo sidoo kale ay goobjoog ahaayeen xubno Shabaab ah.

    Kooxda ayaa sheegtay in saddexda askari ay horay uga qayb-qaateen dagaallo ka dhacay gobolka Jubbada Hoose, gaar ahaan aagga deegaanka Buulo-Xaaji oo dhowaan ay ka dhaceen howlgallo ay guullo waa wayn ka gaareen ciidanka dowladda iyo kuwa Jubbaland.

    Magacyada saddexda askari ee toogashada lagu fuliyay ayaa waxaa lagu kala sheegay Saciid Cabdow Yuusuf, Maxamed Cabdi Xasan iyo Cabdi Cumar Maxamed, ayada oo kahor toogashadooda ay xukun ku ridday maxkamad hoostaga isla kooxda.

    Al-Shabaab ayaa muddooyinkii dambe kordhisay dilalka toogashada ah, waxaana ay horay kooxda sidaan oo kale u dishay askar iyo dad kale oo ay ku eedeysay inay ahaayeen basaasiin ku sugnaa deegaanada ay ka taliso kooxda ee koonfurta iyo bartamaha dalka

    Si kastaba, dhacdadaan ayaa ku soo beegmaya, xilli haatan kooxda ay wajaheyso culays uga imaanaya dowladda Soomaaliya iyo saaxibada caalamiga ah oo sare u qaaday howlgallada iyo weerarada cirka ah ee ka dhacaya deegaanada ay joogaan Al-Shabaab.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Dhageeyso:- Wasiir Koroore anigoo Moog ayoow imagacabaay Waxaan ku arkaay Facebook Balse Waxeey Ceeb Ku tahaay Wasarada arimaha Gudaha

    January 14, 2026

    Axmed Madoobe: 20-ka Bishan hadii aan Jawaab laga helin Xasan Sheekh tilaabo go’aan ayaan qaadanaynaa.

    January 14, 2026

    Kulan gaar ah oo laga yeeshay Amniga magaalada Laascaanood

    January 14, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Dhageeyso:- Wasiir Koroore anigoo Moog ayoow imagacabaay Waxaan ku arkaay Facebook Balse Waxeey Ceeb Ku tahaay Wasarada arimaha Gudaha

    January 14, 2026

    Axmed Madoobe: 20-ka Bishan hadii aan Jawaab laga helin Xasan Sheekh tilaabo go’aan ayaan qaadanaynaa.

    January 14, 2026

    Kulan gaar ah oo laga yeeshay Amniga magaalada Laascaanood

    January 14, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.