Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Guddoomiye ku xigeynkii Hore Arimaha Bulshadda Degmadda jalalaqsi Ayaa Taladaan Soo jeediyay Abuukar Maxamed Cali Gaabow

    July 5, 2025

    War cusub oo ka soo kordhay Markabkii Oruc Reis ee ka baxay Somalia

    July 4, 2025

    Madaxweyne Trump iyo Elon Musk oo mar kale fooda is daray

    July 4, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Guddoomiye ku xigeynkii Hore Arimaha Bulshadda Degmadda jalalaqsi Ayaa Taladaan Soo jeediyay Abuukar Maxamed Cali Gaabow

      July 5, 2025

      Ra’iisul-wasaaraha JFS, Xamse Cabdi ayaa dhagax-dhigay xarunta dhexe ee Wasaaradda Kalluumeysiga iyo

      June 30, 2025

      DEG DEG: Dagaal Culus oo Ka Socda Deegaanka Miir-Khaliifa

      June 29, 2025

      Hirshabelle oo Saaka Gaartay Barwaaqo La Sugaayey Muddo Dheer – Madaxweyne Cali Guudlaawe oo Hoggaaminaya Waqti Taariikhi ah

      June 29, 2025

      War cusub oo ka soo kordhay Markabkii Oruc Reis ee ka baxay Somalia

      July 4, 2025

      Madaxweyne Trump iyo Elon Musk oo mar kale fooda is daray

      July 4, 2025

      Madaxweynaha Jubaland, Axmed madoobe ayaa hambalyo u diray guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed munaasabadda 1-da Luulyo oo

      June 30, 2025

      DEG DEG Isra’iil oo Wajahaysa Culeys Dhaqaale Kadib Dagaalkii Iraan 

      June 28, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore 

      May 24, 2025

      Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania , Ilyaas Xasan, ayaa maanta magaaladda Dar es Salaam kula kulmay Xoghayaha jooogtada ah ee Wasaarada Arrimah Dibadda Tanzania u qaabilsan arrimaha Bariga Afrika , Danjire

      May 12, 2025

      Mayarka Magaalada Beledweyne Nadar Tabaax  ayaa saxiixday Mashruuca dhismaha wadda Laamiga ee Beledweyne.

      May 12, 2025

      Guddoomiye ku xigeynkii Hore Arimaha Bulshadda Degmadda jalalaqsi Ayaa Taladaan Soo jeediyay Abuukar Maxamed Cali Gaabow

      July 5, 2025

      War cusub oo ka soo kordhay Markabkii Oruc Reis ee ka baxay Somalia

      July 4, 2025

      Madaxweyne Trump iyo Elon Musk oo mar kale fooda is daray

      July 4, 2025

      Ra’iisul-wasaaraha JFS, Xamse Cabdi ayaa dhagax-dhigay xarunta dhexe ee Wasaaradda Kalluumeysiga iyo

      June 30, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Akhriso:- Fahad oo farriin u diray Deni kadib hadalkii Xasan Sheekh

    Akhriso:- Fahad oo farriin u diray Deni kadib hadalkii Xasan Sheekh

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 23, 20253 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Madaxii hore ee hay’adda sirdoonka Soomaaliya, Fahad Yaasiin, ayaa ka fal-celiyey hadal uu jeediyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud markii uu furay kalfadhigga 6-aad ee baarlamanka, oo la xiriira dagaalka Puntland kula jirto kooxda Daacish.

    Fahad ayaa ku eedeeyay in jawaabta dowladda federaalku ay si weyn dib ugu dhacday.

    Madaxweyne Xasan Sheekh, oo Sabtidii ka hor hadlay Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa shaaca ka qaaday qorshe lagu dhisayo guddi qiimeyn iyo isku dubarid u sameyn doona kaalinta dowladda federaalka ee dagaalka lagula jiro Daacish.

    Si kastaba ha ahaatee, Fahad Yaasiin ayaa ku tilmaamay go’aankaas mid muddo dheer dib u dhacay. Xikmadaha Yamanta waxaa ka mid ah; أنتأتيمتأخراًخيرمنأنلاتأتي. Inaad soo daahdo waxay dhaantaa inaadan imaanin,” ayuu yiri, isagoo muujinaya in dowladda federaalku ay ahayd inay horey u gacan siiso Puntland.

    Madaxweyne Xasan, saddex bilood kaddib inuu guddi magacabayo oo uu dhanka Puntland usoo jeestay waa talaabo wanaagsan. Waxaa habboon in Maamulka Puntland ay niyad sami ku soo dhaweeyaan, lana shaqeeyaan Dowladda Federaalka,” ayuu raaciyay.

    “Madaxweyne Saciid Dani, waa inuu ka weynaado siyaasada ku dhisan INYOOW!”

    Dhaliisha Fahad Yaasiin ee Madaxweyne Xasan Sheekh waxay la xiriirtaa khilaaf siyaasadeed oo hore u dhex maray labadooda. Sanadkii 2020, Madaxweyne Xasan Sheekh wuxuu ku eedeeyay Fahad Yaasiin inuu burburiyay nidaamka siyaasadda iyo inuu wiiqay xasilloonida hay’adaha amniga. Sidaas darteed, hadalladiisa cusub ayaa loo arki karaa inay qayb ka yihiin loollanka siyaasadeed ee wali taagan.

    1-da Febraayo 2025, taliska Mareykanka ee AFRICOM, oo hoos yimaada madaxweyne Donald Trump, ayaa fuliyay duqeyn cirka ah oo lala beegsaday dagaalyahanno ka tirsan Daacish oo ku sugnaa Buuraleyda Golis ee Puntland.

    Weerarkan wuxuu lagu bartilmaameedsaday xubin sare oo Daacish ah, kaas oo la sheegay inuu qorsheynayay weerarro argagixiso. Sida ay sheegeen qiimeyntii ugu horreysay ee AFRICOM, duqeynta waxaa lagu dilay dhowr dagaalyahan, mana jirin wax khasaare rayid ah.

    Kadib duqeynta Mareykanka, Madaxweyne Xasan Sheekh wuxuu amaanay howlgalkan, isaga oo sheegay in ay sii xoojinayso xiriirka adag ee Soomaaliya iyo Mareykanka ee la dagaalanka argagixisada.

    Si kastaba ha ahaatee, kaalinta dowladda federaalka ee dagaalka Puntland kula jirto Daacish ayaa noqotay arrin muran dhalisay. Waxaa soo ifbaxay khilaaf ku saabsan isuduwidda iyo taageerada ay Muqdisho siiso Puntland.

    Wasiirka Warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Diriir, ayaa sheegay in Puntland ay u baahan tahay taageero militari oo dhab ah, oo ay ku jiraan hub iyo rasaas, si ay ula dagaallanto dagaalyahannada Daacish ee ku sugan gobolka Bari.

    Kala fogaanta u dhaxeysa Puntland iyo dowladda federaalka ayaa sare u qaaday walaaca laga qabo sida ay Soomaaliya ugu guuleysan karto dagaalka ka dhanka ah argagixisada.

    Iyadoo duqeymihii Mareykanka ay muujinayaan muhiimadda iskaashiga caalamiga ah ee la dagaalanka ISIS, khilaafka u dhaxeeya Muqdisho iyo Garoowe wuxuu wiiqayaa dadaallada mideysan ee la-dagaallanka kooxaha xagjirka ah.

    Ma cadda sida loo xallin doono muranka ka taagan doorka dowladda federaalka ee dagaalka ka dhanka ah Daacish, balse khubarada amniga ayaa ka digaya in haddii la waayo is-afgarad siyaasadeed, ay sii adkaan doonto in la wiiqo awoodda kooxaha argagixisada ee ka dagaallama Soomaaliya.

     

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Guddoomiye ku xigeynkii Hore Arimaha Bulshadda Degmadda jalalaqsi Ayaa Taladaan Soo jeediyay Abuukar Maxamed Cali Gaabow

    July 5, 2025

    War cusub oo ka soo kordhay Markabkii Oruc Reis ee ka baxay Somalia

    July 4, 2025

    Madaxweyne Trump iyo Elon Musk oo mar kale fooda is daray

    July 4, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Guddoomiye ku xigeynkii Hore Arimaha Bulshadda Degmadda jalalaqsi Ayaa Taladaan Soo jeediyay Abuukar Maxamed Cali Gaabow

    July 5, 2025

    War cusub oo ka soo kordhay Markabkii Oruc Reis ee ka baxay Somalia

    July 4, 2025

    Madaxweyne Trump iyo Elon Musk oo mar kale fooda is daray

    July 4, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.