Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

    July 28, 2025

    MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir ka socda Itoobiya

    July 28, 2025

    Soomaaliya oo sheegtay in ay soo iibsatay laba dayaaradood oo Airbus ah oo dhawaan hawlgali doona

    July 28, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

      July 28, 2025

      MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir ka socda Itoobiya

      July 28, 2025

      Soomaaliya oo sheegtay in ay soo iibsatay laba dayaaradood oo Airbus ah oo dhawaan hawlgali doona

      July 28, 2025

      Dagaal culus oo xalay ka dhacay Degmada Doolow ee G/Gedo

      July 28, 2025

      9 qof ayaa lagu dilay weerar lagu qaaday maxkamad ku taal dalka Iran,

      July 26, 2025

      Soomaaliya iyo Azerbaijan oo iska kaashanaya dhinaca Difaaca

      July 25, 2025

      Akhriso:- WhatsApp ma wuxuu noqday aalad wax basaasta

      July 22, 2025

      Samatabbixiyeyaasha Congo oo gacmahooda ku qodaya si ay soo saaraan macdan qodayaal ku go’doonsan Dhulka.

      July 22, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore 

      May 24, 2025

      Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania , Ilyaas Xasan, ayaa maanta magaaladda Dar es Salaam kula kulmay Xoghayaha jooogtada ah ee Wasaarada Arrimah Dibadda Tanzania u qaabilsan arrimaha Bariga Afrika , Danjire

      May 12, 2025

      Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

      July 28, 2025

      MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir ka socda Itoobiya

      July 28, 2025

      Soomaaliya oo sheegtay in ay soo iibsatay laba dayaaradood oo Airbus ah oo dhawaan hawlgali doona

      July 28, 2025

      Dagaal culus oo xalay ka dhacay Degmada Doolow ee G/Gedo

      July 28, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Akhriso:- Cabdi Suubiye “25 Macawiisley ayaa isaga celinay AS oo aan la dagaalameynay 24 saac”

    Akhriso:- Cabdi Suubiye “25 Macawiisley ayaa isaga celinay AS oo aan la dagaalameynay 24 saac”

    By radiohalgan.comFebruary 21, 20252 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Hoggaanka Macawiisleyda Deegaanka Ceel Cali Axmed Gobolka Shabeelaha Dhexe Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa faah-faahin ka bixiyay dagaal socday 24 saac oo ay la galeen dagaalamayaal katirsan ‘AS’ oo deegaankaas ku duullay.

    Cabdi Maxamuud Suubiye oo ku magac dheer Cabdi Hubiye oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in dagaalka xooggiisa uu ka dhacay Masaajid ku yaalla Deegaanka oo labo kamid ah Gawaarida walxaha qarxa lagu soo raray lagu beegsaday.

    Wadartooda ayuu ku sheegay in ay ahayd 25 qof, 5 kamid ah ayuu tilmaamay in ay dagaalka ku dhinteen halka ay dhaawacmeen 10 ruux halka 10 kale ee kasoo hartay ay dagaalameen saacado badan ilaa markii dambe gurmad soo

    Suubiye ayaa sheegay in 20 xubnood oo katirsan ‘AS’ in ay ku dileen dagaalka isla markaana maydkooda uu yaallo deegaanka, hub ay wateen ayuu shaaciyay in ay ka furmeen halka dadkii dhaawaca soo gaaray ay u qaadeen goobo caafimaad.

    Gaadiidka Dowladda ee gurmadka ahaa ayuu sheegay in ay ‘AS’ jidka u galeen balse aqoonta ay u leeyihiin deegaankooda ay u suuragalisay in ay maraan waddo fudud oo ugu dambeyn dhaawacyada ka gudbiyeen kana soo gudbiyeen ciidamada Federaalka.

    Saraakiil katirsan Ciidanka Xoogga Dalka oo deegaanka gaaray ayaa sheegay in ciidamu saldhig ka dhigteen deegaankaan, ‘AS’ oo dagaal safmar ah ku qaadday deegaanno katirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe waxaa ka dhashay khasaara isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

    Diyaarado dagaal ayaa lagu warramayaa in ay fuliyeen duqeyn xooggan oo ka dhan ah ‘AS’ waxaana suuragashay in deegaannada qaar ay dib u qabsadeen Ciidamada Dowladda Federaalka oo garab ka helaya Macawiisleyda.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

    July 28, 2025

    MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir ka socda Itoobiya

    July 28, 2025

    Soomaaliya oo sheegtay in ay soo iibsatay laba dayaaradood oo Airbus ah oo dhawaan hawlgali doona

    July 28, 2025
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

    July 28, 2025

    MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir ka socda Itoobiya

    July 28, 2025

    Soomaaliya oo sheegtay in ay soo iibsatay laba dayaaradood oo Airbus ah oo dhawaan hawlgali doona

    July 28, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.