Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Kulan muhiim ah ayaa maanta dhexmaray Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Hirshabelle,

    January 15, 2026

    Wasiir Fiqi “Shacabka reer Waqooyi Bari waxay maanta guranayaan mirihii adkaysigooda.”

    January 15, 2026

    Iiraan oo farriin u dirtay Trump oo u hanjabay

    January 15, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Kulan muhiim ah ayaa maanta dhexmaray Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Hirshabelle,

      January 15, 2026

      Wasiir Fiqi “Shacabka reer Waqooyi Bari waxay maanta guranayaan mirihii adkaysigooda.”

      January 15, 2026

      NISA oo sheegtay in la beegsaday guri ay ku shirayeen Al-shabaab oo ku yaala Jubbada Dhexe

      January 15, 2026

      Dhageeyso:- Wasiir Koroore anigoo Moog ayoow imagacabaay Waxaan ku arkaay Facebook Balse Waxeey Ceeb Ku tahaay Wasarada arimaha Gudaha

      January 14, 2026

      Iiraan oo farriin u dirtay Trump oo u hanjabay

      January 15, 2026

      Justin Davis oo noqday Ku-Simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

      January 15, 2026

      Muxuu daaran yahay Safarka Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga ee Isutagga Imaaraatka Carabta?

      January 14, 2026

      Waddamada Afrikaanka ah ee ka soo horjeestay aqoonsiga Somaliland

      January 13, 2026

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore 

      May 24, 2025

      Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania , Ilyaas Xasan, ayaa maanta magaaladda Dar es Salaam kula kulmay Xoghayaha jooogtada ah ee Wasaarada Arrimah Dibadda Tanzania u qaabilsan arrimaha Bariga Afrika , Danjire

      May 12, 2025

      Kulan muhiim ah ayaa maanta dhexmaray Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Hirshabelle,

      January 15, 2026

      Wasiir Fiqi “Shacabka reer Waqooyi Bari waxay maanta guranayaan mirihii adkaysigooda.”

      January 15, 2026

      Iiraan oo farriin u dirtay Trump oo u hanjabay

      January 15, 2026

      Justin Davis oo noqday Ku-Simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

      January 15, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Afghanistan, Biriq & Roob Mahiigaan ah oo Gobolka Nangarhar ku dilay ugu yaraan 40 ruux kuna dhaawacay in ka badan 350 qof.

    Afghanistan, Biriq & Roob Mahiigaan ah oo Gobolka Nangarhar ku dilay ugu yaraan 40 ruux kuna dhaawacay in ka badan 350 qof.

    By radiohalgan.comJuly 17, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    People gather to clear the rubble of a house partially damaged by landslide due to heavy rainfall in Surkhroad district of Jalalabad, Nangarhar province east of Kabul, Afghanistan, Monday, July 15, 2024. (AP Photo/Shafiullah Kakar)
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Gobolka Nangarhar ee dhaca Bariga Dalka Afgaanistaan waxaa ka da’ay Roob xooggan oo Biriq la socotay waxaana ku nolol waayay in ka badan 40 qof waxaana ku dhaawacmay Dad kor u dhaafaya 350 ruux iyada oo kumanaan kale ay guryahooda isaga carareen.

    Ilo kala duwan oo deegaanka ah ayaa Warbaahinta la wadaagay macluumaadkaan ku saabsan xaaladda adag ee ka taagan Gobolkaan oo katirsan Gobollada ugu badan ee Duufaannada ka dhacaan ee Dalka Afgaanistaan.

    Qof kamid ah Dadka ehelkooda waxyeellada kusoo gaartay Roobka Mahiigaanka ah ee Biriqda wax dishay watay ayaa Warbaahinta la wadaagay xogo la xiriira in xaaladdu ay adag tahay loona baahan yahay in gurmad degdeg ah lala gaaro Dadkaas.

    Dadka ku takhasusay ka xog-warranka iyo ka digista xaaladahaan ayaa kusoo warramay in aanay  jirin Digniin buuxda oo Dadkaan horay u gaartay taasina xaaladdu kusii murjisay kana cabsi qaba in tirada Dadka waxyeelladu gaartay kasii kororto tiradaas diiwaanka gashay.

    “Fiidkii Isniinta ayaa marqura waxa uu Roob xooggan ka da’ay Magaalooyin badan oo katirsan Gobolka Nangarhar, ugu 35 ruux ayaa dhimatay halka ay dhaawaacmeen in ka badan 230 kale” Ayuu yiri Quraishi Badloon oo ah Madaxa Warfaafinta & Dhaqanka ee Gobolka Nangarhar.

    Dadka waxyeellada soo gaartay ayaa la dhigay labo goob Caafimaad oo midkood uu wato Magaca Gobolka halka kan kale lagu magacaabo Faatimatul-Sahraa halkaasina ay ku qaadanayaan Dawooyinka loo qoray si ay dib usoo kabasho u sameeyaan.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Kulan muhiim ah ayaa maanta dhexmaray Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Hirshabelle,

    January 15, 2026

    Wasiir Fiqi “Shacabka reer Waqooyi Bari waxay maanta guranayaan mirihii adkaysigooda.”

    January 15, 2026

    Iiraan oo farriin u dirtay Trump oo u hanjabay

    January 15, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Kulan muhiim ah ayaa maanta dhexmaray Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Hirshabelle,

    January 15, 2026

    Wasiir Fiqi “Shacabka reer Waqooyi Bari waxay maanta guranayaan mirihii adkaysigooda.”

    January 15, 2026

    Iiraan oo farriin u dirtay Trump oo u hanjabay

    January 15, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.