Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    DEG DEG Difaaca cirka Israiil oo wax ka qaban waayay Gantaaladda Iran.

    June 17, 2025

    DEG DEG Ruusha oo sharcidaro ku tilmaamay weerarrada Israa’iil ay ku qaaday Iran.

    June 17, 2025

    DEG DEG Iran oo Diyaarsatay Hubkii ay ku weerari laheyn Mareykanka.

    June 17, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Madaxweyne Deni oo bil kadib soo dhaweeyay Golaha Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed.

      June 15, 2025

      MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO XILKA AGAASIMAHA NISA U WAREEJIYEY MUDANE MAHAD MAXAMED SALAAD

      June 14, 2025

      RW Xamse oo daahfuray imtixaanka shahaadiga ah ee Fasalka 12aad.

      June 14, 2025

      DEG DEG Ciidanka Puntland oo qabtay nin u dhashay Turkiga oo Daacish katirsanaa.

      June 14, 2025

      DEG DEG Difaaca cirka Israiil oo wax ka qaban waayay Gantaaladda Iran.

      June 17, 2025

      DEG DEG Ruusha oo sharcidaro ku tilmaamay weerarrada Israa’iil ay ku qaaday Iran.

      June 17, 2025

      DEG DEG Iran oo Diyaarsatay Hubkii ay ku weerari laheyn Mareykanka.

      June 17, 2025

      FALAQEYN: Mareykanka iyo Saameyntiisa Ku Aaddan Xiisadda Iran & Israel: Maxaa Laga Filan Karaa?

      June 17, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore 

      May 24, 2025

      Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania , Ilyaas Xasan, ayaa maanta magaaladda Dar es Salaam kula kulmay Xoghayaha jooogtada ah ee Wasaarada Arrimah Dibadda Tanzania u qaabilsan arrimaha Bariga Afrika , Danjire

      May 12, 2025

      Mayarka Magaalada Beledweyne Nadar Tabaax  ayaa saxiixday Mashruuca dhismaha wadda Laamiga ee Beledweyne.

      May 12, 2025

      DEG DEG Difaaca cirka Israiil oo wax ka qaban waayay Gantaaladda Iran.

      June 17, 2025

      DEG DEG Ruusha oo sharcidaro ku tilmaamay weerarrada Israa’iil ay ku qaaday Iran.

      June 17, 2025

      DEG DEG Iran oo Diyaarsatay Hubkii ay ku weerari laheyn Mareykanka.

      June 17, 2025

      FALAQEYN: Mareykanka iyo Saameyntiisa Ku Aaddan Xiisadda Iran & Israel: Maxaa Laga Filan Karaa?

      June 17, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Afgembigii ka socday Bolivia oo fashilmay & Jen. Juan José oo la xiray (Sawirro)

    Afgembigii ka socday Bolivia oo fashilmay & Jen. Juan José oo la xiray (Sawirro)

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comJune 27, 20243 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Afgambigii la isku dayey ee  ka socday Bolivia ayaa la soo afjaray, waxaana laga saaray xarunta madaxtooyadda iyo goobihii ay joogeen ciidankii uu hoggaaminayay Jeneraalkii afgambiga isku dayay ee Juan José Zúñiga, iyadoo Muuqaal la baahiyay laga arkay isagoo sii galaya gaari gaashaaman si deg deg ahna uga baxaya aagga uu degan yahay madaxweynaha ee bartamaha caasimadda La Paz.

    Arrintan ayaa muujinaysa inuusan jirin wax qorshe ah oo Jeneraalkan uga diyaarsanaa afgambiga uu isku dayay.

    Boolis iyo dibadbaxayaasha afgambiga ka soo horjeeda ayaa dib ula wareegay gacan ku haynta madaxtooyadda

    Madaxweynaha dalka Bolivia, Luis Arce ayaa magacaabay taliyaha cusub ee militariga Bolivia, kaasoo ku sugan meel 100 mitir u jirta halka ay ku taallo madaxtooyadda oo uu ku sugan yahay jenaraalka afgambiga sameeyay.

    Taliyaha cusub, General José Wilson Sánchez ayaa markii horay laga dhaariyay wuxuu amar ku bixiyay in dhammaan cutubyada militariga ee hadda ku sugan caasimadda La Paz ay ku soo laabtaan saldhigyadooda, kuwaasoo ay ku jiraan askarta la socota Jeneraalka afgambiyay ku kacay ee Juan José Zúñiga.

    Wasiirka arrimaha gudaha Bolivia, Eduardo del Castillo ayaa warbaahinta u soo bandhigay Jen. Juan José Zuñiga oo hoggaaminayay iskudaygii afgambiga oo katiinad looga xiray gacmaha, isagoo gashan jaakadda aan xabbadu karin oo ay ku qoran tahay “waa la xiray”.

    Sarkaalkan wuxuu wajahaya inuu halis galiyay nolashada Madaxweynaha iyo nidaamka Bolivia, iyadoo sidoo kale lagu soo oogi karo mas’uuliyada illaa sagaal qof oo ku dhaawacmay rasaas la riday inta uu afgambiga socday, kaasoo ay si adag uga hortageen shacabka Bolivia.

    Bolivia, waa waddan aan bad lahayn oo ku yaal galbeedka-dhexe ee Koonfurta Ameerika. Waa dal xadduud la leh Brazil, Chile, Argentina, Paraguay iyo Peru. Dawladda waxay ku shaqeysa caasimadda maamulka ee La Paz. Waa ay adagtahay inad ku aragto qof Islaam ah, dadka ugu badan waxay haystaan kaatoolig iyo kiristaan, waxay leeyihiin tiro badan oo aan diin haysan, bulshada ku nool waa ku dhowaad 13 milyan tirakoobkii u dambeeyay ee 2023.

    Dalka, waxaa hadda hoggaamiya Luis Arce, oo ka tirsan xisbiga hantiwadaaga, muddo dheer oo uu ahaa dhaqaaleyahan madax ka ah bankiga dhexe, wuxuu noqday wasiirkii maaliyadda ee ugu waqtiga dheera, xilligaasoo lagu ammaanay siyaasadiisa Maaliyadda ee wax ka beddeshay dhaqaalaha Bolivia, wuxuu noqday qof taageerro badan ku dhex leh bulshada, taasoo ku dhalisay inuu isku soo sharraxo xilka Madaxweynaha oo loo doortay 2020, kaddib markii uu helay cododka doorashadii la dhiibtay wax ka badan 55%, xalay mar kale dadweynaha ayaa ka hortagay iskuday uu doonayay Jeneraal uu shaqada ka saaray inuu ku afgambiyo, iyadoo dadweyne badan ay isugu soo baxeen xarunta madaxtooyadda iyo goobaha kale ee ay joogeen askartii la socotay Jeneraalkii isku dayay afgambiga oo ugu dambeyntii ay dadweynaha ku qasbeen inuu is dhiibo, kaasoo markii dambe dadweynaha iyo saxaafadda loo soo bandhigay isagoo xiran.

             

    Radiohalgan.com
    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG DEG Difaaca cirka Israiil oo wax ka qaban waayay Gantaaladda Iran.

    June 17, 2025

    DEG DEG Ruusha oo sharcidaro ku tilmaamay weerarrada Israa’iil ay ku qaaday Iran.

    June 17, 2025

    DEG DEG Iran oo Diyaarsatay Hubkii ay ku weerari laheyn Mareykanka.

    June 17, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    DEG DEG Difaaca cirka Israiil oo wax ka qaban waayay Gantaaladda Iran.

    June 17, 2025

    DEG DEG Ruusha oo sharcidaro ku tilmaamay weerarrada Israa’iil ay ku qaaday Iran.

    June 17, 2025

    DEG DEG Iran oo Diyaarsatay Hubkii ay ku weerari laheyn Mareykanka.

    June 17, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.