Close Menu
    What's Hot

    DEG DEG Askarta Baarlamaanka iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo foodda is daray.

    February 7, 2026

    DEG DEG Ciidamo Boolis ah oo Gudaha u galay Xarunta Golaha Shacabka iyo Xaalad taagan

    February 7, 2026

    DEG DEG: Warbaahinta madaxa bannaan oo isaga soo baxay xarunta golaha

    February 7, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG DEG Askarta Baarlamaanka iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo foodda is daray.

      February 7, 2026

      DEG DEG Ciidamo Boolis ah oo Gudaha u galay Xarunta Golaha Shacabka iyo Xaalad taagan

      February 7, 2026

      DEG DEG: Warbaahinta madaxa bannaan oo isaga soo baxay xarunta golaha

      February 7, 2026

      DEGDEG:- Xildhibaano iyo Ciidan isku dhex dagaalay xarunta Baarlamaanka,

      February 7, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      DEG DEG Askarta Baarlamaanka iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo foodda is daray.

      February 7, 2026

      DEG DEG Ciidamo Boolis ah oo Gudaha u galay Xarunta Golaha Shacabka iyo Xaalad taagan

      February 7, 2026

      DEG DEG: Warbaahinta madaxa bannaan oo isaga soo baxay xarunta golaha

      February 7, 2026

      DEGDEG:- Xildhibaano iyo Ciidan isku dhex dagaalay xarunta Baarlamaanka,

      February 7, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Afar siyaabood oo uu Facebook nolosheenna u beddelay kaddib 20 sano

    Afar siyaabood oo uu Facebook nolosheenna u beddelay kaddib 20 sano

    By radiohalgan.comJanuary 30, 20245 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Shabakado kale oo bulshadu ku xariirto, sida MySpace, ayaa jiray Facebook ka hor, laakiin mareegta Mark Zuckerberg ayaa isla markiiba hawada ka saartay, markii la furay 2004-tii, taasoo caddaynaysa sida dhakhsaha badan ee shabakad noocan oo kale ah ay u qabsan karto adduunka.

    In ka yar hal sano waxay haysatay 1 milyan qof oo isticmaale, afar sano gudahoodna waxay dhaaftay MySpace ayada oo hindisatay hal-abuurro sare.

    Iska qaadista sawirro quruxoon oo casri ah ka dibna aad “asxaabtaada la wadaagto waxay halbowle u aheyd nolosha dhalinyaranimada dabayaaqadii 2000- kun waxaan jiray isbadelo mar walba ku socday barta ay bulshada ku xariirto.

    Sannadkii 2012-kii in badan 1 bilyan oo qof ayaa isticmaala jirtay bishii Facebook, marka laga reebo muddo gaaban oo ah dhammaadka 2021 xilligaas oo tirada isticmaaleyaasha firfircoon ee maalinlaha ah ay markii ugu horreysay hoos ugu dhacday 1.92 bilyan.

    Markii ay shirkaddu internet bilaash ah siisay qaar ka mid ah waddamada aan lahayn internet-ka, waxaa kordhay tirade dadka isticmaala Facebook.

    Dhammaadkii 2023, shirkadda Facebook waxa ay sheegtay in ka badan laba bilyan oo qof ay isticmaalaan si maalinle ah.

    Facebook hadda waa looga shacbiyad badan yahay marka laga hadlayo dhalinyarada dhexdooda, balse waxaa run ah in shabakaddu ay wali tahay tan ugu caansan adduunka, ayna soo kordhisay waa cusub.

    Bulshada qaar waxay u arkaan Facebook iyo kuwa la tartamaya inay yihiin kuwa leh awood isgaariin oo isku xiraysa, halka qaar kalena ay u arkaan wakiillo burburinaya.

    Facebook waxa uu xogtayada shakhsi ahaaneed ka dhigay mid qiimo leh

    Facebook ayaa caddeeyey in ururinta waxyaabaha aan jeclayn iyo kuwa aan jecel nahay ay faa’iido badan leedahay.

    Shirkadda Meta, ee horey loo oran jiray Facebook waa mid ka mid ah shirkadaha xayaysiista adduunka oo la mid ah Google ayada oo door weyn ku leh xayaysiinta adduunka.

    Meta ayaa shaacisay in ay soo xareeysay dakhli ku dhow $34bn rubuci saddexaad ee 2023,-kii taas oo inta badan laga sameeyay adeegyada xayaysiisyada ee aduunka oo dhan.

    Shirakada Meta ayaa dhowr jeer lagu ganaaxay inay si khaldan u maareysay xogta shakhsiga.

    Kiiskii ugu badnaa ee la shaaciyey ayaa ahaa fadeexaddii Cambridge Analytica ee 2014, taasoo keentay in Facebook uu bixiyo $725m (Β£600m) si uu u xalliyo dacwad sharci ah sababo la xiriira jebinta xogta.

    Sannadkii 2022, Facebook ayaa sidoo kale bixisay €265m ganaax ah taas oo Midowga Yurub uu amray.

    Sanadkii la soo dhaafay, Guddiga Ilaalinta Xogta Irish, ayaa soo saaray ganaax ka dhan ah shirkadda kaas oo gaaray €1.2bn blasΓ© Facebook ayaa hadda racfaan ka qaadanaya ganaaxaasi.

    Facebook iyo sida uu Internetka siyaasad uga dhigay

    Guddiga Kormeerka ee Facebook ayaa dib u dhigay go'aanka ku saabsan soo laabashada suurtagalka ah ee Trump
    Qoraalka sawirka,Guddiga Kormeerka ee Facebook ayaa dib u dhigay go’aanka ku saabsan soo laabashada suurtagalka ah ee Trump

    Facebook wuxuu noqday goob weyn oo olole doorasho oo adduunka laga xayeysiiyo.

    Tusaale ahaan, shan bilood ka hor doorashadii madaxtinimada ee Maraykanka ee 2020, kooxda madaxweynaha talada haysa ee Donald Trump ayaa in ka badan $40m ku kharash garaysay xayeysiiska Facebook, sida ay sheegtay cilmi-baarista iyo xog la aruuriyay.

    Sidoo kale Facebook waxa uu gacan ku lahaa in uu beddelo siyaasadda asaasiga iyada oo kooxaha isticmaala ee kala duwan ay isku yimaad oo ay abaabulaan ololeyaal iyo qorsheeyaan waxqabad heer caalami ah.

    Twitter iyo Facebook ayaa la sheegay in ay muhiim u ahaayeen intii uu socday kacdoonkii Carabta si ay gacan uga geystaan isku dubaridka dibadbaxyada iyo faafinta wararka ku saabsan waxa dhacaya.

    Facebook ayaa lagu dhaleeceeyay qaar ka mid ah cawaaqibkeeda ka dhalan kara arrimo siyaasadeed oo ay ku jiraan saameynta ay ku leedahay xuquuqda aadanaha.

    Sannadkii 2018-kii, Facebook waxa ay aqbashay warbixin ay Qaramada Midoobay soo saartay oo ay ku sheegtay in uu Meta ku guul-darraysatay in ay ka hortagto dadka isticmaalka madal ay ku hurinayaan rabshadaha khadka tooska ah ee ka dhanka ah dadka Rohingya ee Myanmar.

    Facebook waxaa uu dhisay shabakad bulsho iyo boqortooyo tiknoolajiyadeed

    Facebooke waa barta ugu caansan ee bulshadu ku xariirto
    Qoraalka sawirka,Facebooke waa barta ugu caansan ee bulshadu ku xariirto

    Guusha ballaaran ee mulkiilaha Facebook, Mark Zuckerberg waxa uu dhisay shabakad bulsho iyo boqortooyo tiknoolajiyadeed oo aan la dhaafin marka la eego tirada isticmaaleyaasha iyo awoodda uu leeyahay.

    Shirkadaha WhatsApp, Instagram iyo Oculus, ayaa dhamaantood waxaa iibsaday Facebook,waxana magaceeda ay u badashay Meta 2022.

    Meta ayaa hadda sheegtay in ka badan saddex bilyan oo qof ay isticmaalaan ugu yaraan mid kasta oo ka mid ah baraha shirakada maalin kasta.

    Meta ayaa inta badan lagu eedeeyay in shirakadaha ay woodi wayday inay iibsato ay ku eedayso in naqashada ay ka xado.

    Xeeladaha ayaa noqday kuwo aad uga muhiimsan sidii hore, iyadoo ay ugu wacan tahay tartanka kordhay iyo deegaan sharciyeed oo aad u adag.

    20- ka sano ee soo socda?

    Meta shirkada ugu caansan ee bulshadu ku xariirto
    Qoraalka sawirka,Meta shirkada ugu caansan ee bulshadu ku xariirto

    Ilaalinta awoodda shabakadda bulshad ee ugu caansan waxay noqon doontaa caqabad weyn 20-ka sano ee soo socda.

    Sare u kaca Facebook iyo sii wadista sameeynta ay caalamka ku leedahay ayaa markhaati u ah awoodda uu Mark Zuckerberg ee ah Facebook ay wali ahaan doonta mid ugu weyn aduunka.

    Meta hadda waxay si weyn ugu riixaysaa inay ganacsigeeda ku dhisto fikradda, iyadoo lagu doodi karo inay hogaamiso dariiqa ay ku xafiiltamaan shirkadaha tignoolajiyada sida Apple.

    Sirdoonka macmalka ah ayaa sidoo kale mudnaan weyn u ah Meta.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Waxaa farxad iyo guul weyn ii ah in aan soo gabagabeeyo buuggii aan muddo dheer ku hawlanaa, kaas oo cinwaankiisu yahay Halgan

    January 25, 2026

    Sama fale Cabdicasiis Muudeey oo u dhaq-dhaqaaqa caawinta bulshada dan yarta ah ayaa weli wada caawinta iyo afurinta qoysaska danyarta ah ee beledweyne ku sugan. (SAWIRRO)

    March 19, 2024

    Sida khuuradu u dhibaateyn karto guurkaaga iyo xalka looga bogsan karo

    March 19, 2024
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG DEG Askarta Baarlamaanka iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo foodda is daray.

    February 7, 2026

    DEG DEG Ciidamo Boolis ah oo Gudaha u galay Xarunta Golaha Shacabka iyo Xaalad taagan

    February 7, 2026

    DEG DEG: Warbaahinta madaxa bannaan oo isaga soo baxay xarunta golaha

    February 7, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.