Xiddiga cusub ee kooxda chelsea Tosin Adarabioyo ayaa ka hadlay dareenkiisa ku aadan ku biirista chelsea.
chelsea ayaa maanta soo bandhigtay Tosin Adarabioyo kaas oo qaab xor ah ugu biiray kooxda kadib markii uu dhacay heshiiskiisi fulham.
โChelsea waa koox weyn tanina waxay ii tahay waqti cajiib ahโ.
โWaxaan ku dhashay meel saddex mayl u jirta Stamford Bridge, waxaana kulankiisii โโugu horreeyay ee xirfadle ah ku qaatay halkaas.โ
โAad ayaan u faraxsanahay waxaana rajeynayaa inaan caawiyo kooxda si ay koobab ugu guulaysatoโayuu sii raaciyay.