Close Menu
    What's Hot

    Iiraan ayaa Goordhow Sheegtay in ay Beegsatay Goobta Shaqada ee Ntnyahu & Taliyaha Ciidanka Israa’11l.

    March 2, 2026

    Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

    March 1, 2026

    Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

    March 1, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Iiraan ayaa Goordhow Sheegtay in ay Beegsatay Goobta Shaqada ee Ntnyahu & Taliyaha Ciidanka Israa’11l.

      March 2, 2026

      Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

      March 1, 2026

      Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

      March 1, 2026

      DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

      March 1, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Iiraan ayaa Goordhow Sheegtay in ay Beegsatay Goobta Shaqada ee Ntnyahu & Taliyaha Ciidanka Israa’11l.

      March 2, 2026

      Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

      March 1, 2026

      Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

      March 1, 2026

      DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

      March 1, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Abiy oo qaboojiyey cabsida laga qabo dagaal ay la galaan Soomaaliya

    Abiy oo qaboojiyey cabsida laga qabo dagaal ay la galaan Soomaaliya

    By radiohalgan.comFebruary 6, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa hoos u dhigay cabsida laga qabo dagaal ay la galaan Soomaaliya sababo la xiriira baadi-goobka ay Itoobiya ugu jirto bad, isaga oo maanta sheegay in Itoobiya ay dooneyso kaliya inay nabad la wadaagto deriskeeda.

    Itoobiya ayaa 1-dii Janaayo heshiis is-afgarad la saxiixatay Somaliland. Dokumentigaas ayaan weli la shaacin balse Somaliland waxay sheegtay in Itoobiya ay ogolaatay inay aqoonsato madax-banaanideeda ayada oo ku beddelanaysa dekad iyo saldhig ciidan badeed.

    Heshiiska ayaa ka caraysiiyey Soomaaliya oo ku adkeysata in Somaliland ay qeyb ka tahay Soomaaliya. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo jeediyey inuu diyaar u yahay dagaal ay la galaan Itoobiya, si looga hortago inay halkaas deked ka dhisto.

    Isaga oo maanta la hadlayey sharci-dejiyayaasha dalkiisa, ayaa Abiy wuxuu yiri β€œinuusan damac uga jirin” inuu dagaal la galo Soomaaliya.

    β€œSi loo xaqiijiyo nabadda Soomaaliya, kumanaan Itoobiyaan ah ayaa ku dhintay Soomaaliya,” ayuu yiri isaga oo ula jeeda ciidamada Itoobiya ay ku tabarucdo howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee dagaalka kula jira kooxda Al-Shabaab.

    β€œWaxaan ku dhimaneynaa Soomaaliya sababtoo ah nabadda Soomaaliya waa nabadda Itoobiya. Horumarka Soomaaliya waa horumarka dalkeena. Waxaan aaminsannahay inaan nahay walaalo,” ayuu yiri Abiy.

    β€œMa dooneyno inaan dagaalanno. Waxaan dooneynaa Soomaaliya oo xooggan oo barwaaqo ah oo suuq u ah badeecadaha Itoobiya.”

    Abiy ayaa sidoo kale isku dayey inuu qaboojiyo cabsida ku aadan Masar ee la xiriirta biyo-xireenka ay Itoobiya ka dhistay webiga Nile-ka Bulugga ah.

    “Waan wadaagi doonnaa kheyraadkeena, xitaa mustaqbalka, laakiin rajadeenu waxay tahay inaan ka filayo inay sidoo kale aqbalaan codsiyadeena,” ayuu yiri Abiy.

    Itoobiya ayaa sheegtay in biyo xireenka weyn uu muhiim u yahay horumarkeeda, waxaana ay ku dooddaa inuusan saameyn taban ku yeelan doonin qulqulka biyaha ee Sudan iyo Masar, kuwaas oo ka cabsi qaba inuu saameyn ku yeesho biyahooda. Shacabka Masar ee 109 ka milyan ah ayaa intooda badan ku tiirsan biyaha Nile.

    Waxaa jiray dhowr wareeg oo wada-hadallo ah oo la xiriira biyo-xireenka, hase yeeshee dhinacyada ayaa ku guuldarreystay inay garaaan heshiis lagu maamulayo isticmaalkiisa. Wada-hadalladii ugu dambeeyey ayaa dhacay December

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

    February 16, 2026

    Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

    February 10, 2026

    TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

    February 10, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Iiraan ayaa Goordhow Sheegtay in ay Beegsatay Goobta Shaqada ee Ntnyahu & Taliyaha Ciidanka Israa’11l.

    March 2, 2026

    Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

    March 1, 2026

    Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

    March 1, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.