Close Menu
    What's Hot

    DEG-DEG: Soomaaliya oo yeelaneysa Maxkamad Gaar ah oo Ganacsi

    February 27, 2026

    DEG DEG Xaaladda Abaareed ee Soomaaliya oo Sii Xoogeysatay, Khasaare Nafeedna Sababtay

    February 27, 2026

    DEG DEG Dagaal xooggan oo ka dhex qarxay dalalka Pakistan iyo Afghanistan

    February 27, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG-DEG: Soomaaliya oo yeelaneysa Maxkamad Gaar ah oo Ganacsi

      February 27, 2026

      DEG DEG Xaaladda Abaareed ee Soomaaliya oo Sii Xoogeysatay, Khasaare Nafeedna Sababtay

      February 27, 2026

      DEG DEG Dagaal xooggan oo ka dhex qarxay dalalka Pakistan iyo Afghanistan

      February 27, 2026

      Wasiir Fiqi ayaa weerar culus ku qaaday Golaha Mustaqbalka

      February 24, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      DEG-DEG: Soomaaliya oo yeelaneysa Maxkamad Gaar ah oo Ganacsi

      February 27, 2026

      DEG DEG Xaaladda Abaareed ee Soomaaliya oo Sii Xoogeysatay, Khasaare Nafeedna Sababtay

      February 27, 2026

      DEG DEG Dagaal xooggan oo ka dhex qarxay dalalka Pakistan iyo Afghanistan

      February 27, 2026

      Wasiir Fiqi ayaa weerar culus ku qaaday Golaha Mustaqbalka

      February 24, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Abiy Axmed oo xabsiga ka sii daayey madaxweynihii degaanka Soomaalida Cabdi Iley

    Abiy Axmed oo xabsiga ka sii daayey madaxweynihii degaanka Soomaalida Cabdi Iley

    By radiohalgan.comMarch 14, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Madaxweynahii hore ee deegaanka Soomaali Galbeed Cabdi Maxamuud Cumar (Candi Iley) ayaa maanta laga sii daayay xabsi ku yaalla magalaada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, kadib muddo lix sano ku dhow oo halkaas uu ku xiraa.

    Bishii Ogoosto ee sanadkii 2018-kii ayaa xabsiga loo taxaabay Cabdi Iley, Iskendir Gezhne oo ah qareenka Cabdi Iley ayaa ayaa sheegay dacwad oogaha guud ee kiiska Cabdi Iley uu ka noqoday dhammaan waxyaabahii uu ku eedaysnaa.

    Cabdi Iley ayaa xabsiga loo taxaabay shan sano iyo shan bilood ka hor, kadib markii xukunka dalkaas uu la wareegay ra’iisul wasaare Abiy Axmed oo hadda la daalaa dhacaya fashil ka heysta gudaha dalka iyo siyaasadda caalamka, waxaana xaalka Abiy uga sii daray damacii uu qarsa waayey ee ka soo galay badda Soomaaliya.

    Waxa aan xaqiijin karo ayaa ah in Cabdi lagasii daayay xabsiga galabta oo khamiis ah ayaa laga sii daayey, balse ma aana maqal wax codsi ah oo xeer ilaalinta uu u jeediyay,” ayuu qareenkii Cabdi Iley oo warbaahinta xogtaan siiyey.

    Dad kale oo la xiraa Cabdi Iley, markii horana ka tirsanaa xukuumadiisa ayaa sidoo kale xabsiga Addis Ababa laga sii daayey maanta, dadkaas waxaa ka mid ah Raxma Haybe oo xubin sare ka ahayd maamulkii tacadiyada badan geystay ee Cabdi Iley.

    Waxyaabaha ay horay dacwado oogayaashu ugu soo eedeyn Cabdi Maxamuud Cumar waxaa ka mid ahaa in uu ku lug lahaa abaabul dhallinyrada β€˜Heego’ – oo sida la sheegay dhibaato ka abuuraysay deegaanka, intii uu joogay xukunka.

    Sidoo kale Cabdi Iley waxaa lagu soo oogay in uu masuul ka ahaa dhimashada 59 qof oo la dilay iyo 250 kale oo ku dhaawacmay xarumo dowladeed iyo kuwo diimeed oo lagu burburiyay rabshado ka dhacay Jigjiga iyo magaalooyin kale, maalmihii ugu dambeeyey xukunkiisa.

    Dadka maanta lala sii daayey Cabdi Iley waxaa ku jiray wiil loo heystay kufsi gabar Itoobiyaan ah loo geystay sanadkii 2018-kii, wiilkaas waxaa la sheegay in markii la xiray uusan qaangaar aheyn.

    Warqad ka soo baxday xafiiska ra’iisul wasaare Abiy Axmed ayaa maanta lagu sii daayey Cabdi Iley iyo dhowr qof oo markii hore lala xiray, go’aanka sii deynta maxaabiistaas waxaa toos u fulisay xeer ilaalinta Itoobiya.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

    February 16, 2026

    Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

    February 10, 2026

    TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

    February 10, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG-DEG: Soomaaliya oo yeelaneysa Maxkamad Gaar ah oo Ganacsi

    February 27, 2026

    DEG DEG Xaaladda Abaareed ee Soomaaliya oo Sii Xoogeysatay, Khasaare Nafeedna Sababtay

    February 27, 2026

    DEG DEG Dagaal xooggan oo ka dhex qarxay dalalka Pakistan iyo Afghanistan

    February 27, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.