Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Hindiya iyo Pakistan.

    May 10, 2025

    Meydadka sargaal iyo dad kale oo roobka sababay oo laga helay Muqdisho

    May 10, 2025

    DEG DEG Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo lagu xayiray Qaahira kadib

    May 10, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Meydadka sargaal iyo dad kale oo roobka sababay oo laga helay Muqdisho

      May 10, 2025

      DEG DEG Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo lagu xayiray Qaahira kadib

      May 10, 2025

      Fahad Yaasiin” Madaxweyne Xasan Sheekh waa hoggaamiye Caddaalad !”

      May 10, 2025

      Khasaaro dhimasho oo ka dhashay Roobkii xalay Muqdisho ka da’ay

      May 10, 2025

      Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Hindiya iyo Pakistan.

      May 10, 2025

      DEG DEG Mareykanka oo ka biyadiiday go’aamadii shirkii Madasha Wadatashiga Qaran

      May 9, 2025

      DEG DEG Pakistan ayaa markii ugu horreysay adeegsatay hub casri ah

      May 9, 2025

      Madaxweyne Trump oo xiriirka u jaray Netanyahu

      May 9, 2025

      DEG DEG Madaweyne Traoré oo qaaday talaabo kale oo cajiib ah

      May 6, 2025

      DEG DEG Itoobiya ayaa kamid noqotey Wadamada ugu kobaca dhaqaalaha

      May 5, 2025

      Muwadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koofur Afrika

      April 25, 2025

      Guddoomiye Aadan Madoobe “Jamhuuriyadda Jabuuti waxa ay noqotay walaal karti badan oo nagu garab istaagtay Dowlad dhiska burburkii kadib”.

      November 2, 2024

      Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Hindiya iyo Pakistan.

      May 10, 2025

      Meydadka sargaal iyo dad kale oo roobka sababay oo laga helay Muqdisho

      May 10, 2025

      DEG DEG Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo lagu xayiray Qaahira kadib

      May 10, 2025

      Fahad Yaasiin” Madaxweyne Xasan Sheekh waa hoggaamiye Caddaalad !”

      May 10, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Wasiir Juxa: Akoonadii hay’daha mashaariicda nala fulin jiray waa maran yihiin

    Wasiir Juxa: Akoonadii hay’daha mashaariicda nala fulin jiray waa maran yihiin

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comMarch 18, 20241 Min Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Wasiirka arrimaha gudaha Puntland, Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa sheegay in ay maran yihiin akoonada hay’adaha mashaariicda ka fulin jiray Puntland.

    Wasiirka arrimaha gudaha ayaa muujiyay rajo xumo weyn oo ku saabsan helitaanka taageeradii ay Puntland ka heli jiray hay’adaha caalamiga ah.

    Juxa wuxuu sheegay dowladda federaalka in ay masuul ka tahay in ay hoos u dhacaan mashaariicdii Puntland ka socon jirtay, isagoo sheegay inay kusoo rogtay  cuqabateyn dhinaca walba leh

    “Innagu siyaasad baanu isku haynay, iyagu waxay galiyeen qalinkii iyo daawadii, raashinkii, wixii basic-ga ahaa ee aanu xaqa u lahayn. Marka mashaariicda istaagtay qeyb waxaaa ka ah khilaafka annaga iyo federaalka naga dhaxeeya,” ayuu yiri wasiir Juxa.

    Wasiirka arrimaha gudaha wuxuu sheegay, Puntland in ay isku tashanayso oo ay dib boorka uga jafayso kaabayaasheeda dhaqaalaha si ay isugu filnaanto, ugana maaranto taageerada hay’aduhu bixin jireen.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Hindiya iyo Pakistan.

    May 10, 2025

    Meydadka sargaal iyo dad kale oo roobka sababay oo laga helay Muqdisho

    May 10, 2025

    DEG DEG Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo lagu xayiray Qaahira kadib

    May 10, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Hindiya iyo Pakistan.

    May 10, 2025

    Meydadka sargaal iyo dad kale oo roobka sababay oo laga helay Muqdisho

    May 10, 2025

    DEG DEG Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo lagu xayiray Qaahira kadib

    May 10, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.