Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    DEG DEG Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dib u fasaxday duulimaadyada Gobolka Gedo

    May 11, 2025

    Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobey oo ka Shiraya Maalgelinta Howlgalka AUSSOM

    May 11, 2025

    DEG DEG Maryan Xuseen, ayaa dabaq dheer iska soo tuurtay keddib

    May 11, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG DEG Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dib u fasaxday duulimaadyada Gobolka Gedo

      May 11, 2025

      Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobey oo ka Shiraya Maalgelinta Howlgalka AUSSOM

      May 11, 2025

      DEG DEG Maryan Xuseen, ayaa dabaq dheer iska soo tuurtay keddib

      May 11, 2025

      DEG DEG Koox hubeysan ayaa caawa Afgooye waxaa ay ku dileen Maxamed Shariif

      May 10, 2025

      DEG DEG Dowladda Turkiga ayaa sii daysay barnaamij gaara oo lagu caawinayo

      May 10, 2025

      Akhriso:- Madaxweyne Donald Trump ayaa u muuqda inuu ka welwelsan yahay in Israel ay carqaladeyn karto safarkiisa Bariga Dhexe, taasoo abuurtay xiisado cusub.

      May 10, 2025

      Akhriso:- Hindiya iyo Pakistan oo gaarey heshiis xabad joojin ah

      May 10, 2025

      Xiisadda u dhaxaysa Pakistan iyo Hindiya ayaa si xowli ah u korortay kadib

      May 10, 2025

      DEG DEG Madaweyne Traoré oo qaaday talaabo kale oo cajiib ah

      May 6, 2025

      DEG DEG Itoobiya ayaa kamid noqotey Wadamada ugu kobaca dhaqaalaha

      May 5, 2025

      Muwadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koofur Afrika

      April 25, 2025

      Guddoomiye Aadan Madoobe “Jamhuuriyadda Jabuuti waxa ay noqotay walaal karti badan oo nagu garab istaagtay Dowlad dhiska burburkii kadib”.

      November 2, 2024

      DEG DEG Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dib u fasaxday duulimaadyada Gobolka Gedo

      May 11, 2025

      Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobey oo ka Shiraya Maalgelinta Howlgalka AUSSOM

      May 11, 2025

      DEG DEG Maryan Xuseen, ayaa dabaq dheer iska soo tuurtay keddib

      May 11, 2025

      DEG DEG Dowladda Turkiga ayaa sii daysay barnaamij gaara oo lagu caawinayo

      May 10, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Daawo:- Muqal MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud: “Dowladda Itoobiya boggii taariikhda aan laabtay dhowr & soddon sano kahor ayay dib usoo rogtay”.

    Daawo:- Muqal MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud: “Dowladda Itoobiya boggii taariikhda aan laabtay dhowr & soddon sano kahor ayay dib usoo rogtay”.

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comJanuary 13, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Dowladda Itoobiya ku dhaliilay in ay dib usoo rogtay boggii Taariikhda colaadda Soomaaliya ee dhowr iyo soddonka sano kahor la laabay iyada oo kordhisay xadgudubka ay gaysanayso.

    Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tilmaamay in dhabbaha ay hayso Itoobiya aanay muujineen nabad & in darisnimo la isku xushmeeyo waxaana uu guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed ugu baaqay in arrintaan wadajir loogu wada-istaago.

    Xadgudubka Itoobiya ay kordhisay ayuu ku sheegay Madaxweyne Xasan Sheekh in ay kamid tahay in jidadka ay la taagan tahay calanka Somaliland iyada oo ku doodaysa in ay kala madaxbannaan yihiin Dowladda Federaalka iyo Somaliland.

    “Nasiib darro maanta waxaa dhacday in Dowladda Itoobiya boggii taariikhda aan laabtay dhowr & soddon sano kahor ay dib usoo rogto oo jidadka ay la taagan tahay Somaliland way madaxbannaan tahay berri kuwo kale ayay ku doodeen, Balaayo geesa la qabto ayay leedahay ee dib ama seen la qabto malahan, dhaqanka maanta kasoo muuqda Itoobiya waa balaayo ee aan geesaha ka qabano ” MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud.

    Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in inta uu nool yahay qof Soomaali ah in aanay Itoobiya u suuragalayn in taako kamid ah ay qaadato, wixii ka dhasha tallaabooyin aan la mahdin ee Itoobiya ayuu sheegay in ay dusha saaran doonto.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG DEG Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dib u fasaxday duulimaadyada Gobolka Gedo

    May 11, 2025

    Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobey oo ka Shiraya Maalgelinta Howlgalka AUSSOM

    May 11, 2025

    DEG DEG Maryan Xuseen, ayaa dabaq dheer iska soo tuurtay keddib

    May 11, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    DEG DEG Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dib u fasaxday duulimaadyada Gobolka Gedo

    May 11, 2025

    Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobey oo ka Shiraya Maalgelinta Howlgalka AUSSOM

    May 11, 2025

    DEG DEG Maryan Xuseen, ayaa dabaq dheer iska soo tuurtay keddib

    May 11, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.