Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    DEG DEG Dowladda Turkiga ayaa sii daysay barnaamij gaara oo lagu caawinayo

    May 10, 2025

    DEG DEG Koox hubeysan ayaa caawa Afgooye waxaa ay ku dileen Maxamed Shariif

    May 10, 2025

    DEG DEG: Pakistan iyo Hindiya oo gaaray heshiis xabad joojin ah.

    May 10, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG DEG Koox hubeysan ayaa caawa Afgooye waxaa ay ku dileen Maxamed Shariif

      May 10, 2025

      DEG DEG: Pakistan iyo Hindiya oo gaaray heshiis xabad joojin ah.

      May 10, 2025

      Taliska qeybta Booliska gobolka Mudug eePuntland ayaa ku guulaystey in ay Gacanta ku dhigaan Xukume Cabdiqani

      May 10, 2025

      Akhriso:-Maamulka Gobolka Banaadir oo shaaciyay khasaaraha ka dhashay roobkii ka da’ay Muqdisho

      May 10, 2025

      DEG DEG Dowladda Turkiga ayaa sii daysay barnaamij gaara oo lagu caawinayo

      May 10, 2025

      Akhriso:- Madaxweyne Donald Trump ayaa u muuqda inuu ka welwelsan yahay in Israel ay carqaladeyn karto safarkiisa Bariga Dhexe, taasoo abuurtay xiisado cusub.

      May 10, 2025

      Akhriso:- Hindiya iyo Pakistan oo gaarey heshiis xabad joojin ah

      May 10, 2025

      Xiisadda u dhaxaysa Pakistan iyo Hindiya ayaa si xowli ah u korortay kadib

      May 10, 2025

      DEG DEG Madaweyne Traoré oo qaaday talaabo kale oo cajiib ah

      May 6, 2025

      DEG DEG Itoobiya ayaa kamid noqotey Wadamada ugu kobaca dhaqaalaha

      May 5, 2025

      Muwadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koofur Afrika

      April 25, 2025

      Guddoomiye Aadan Madoobe “Jamhuuriyadda Jabuuti waxa ay noqotay walaal karti badan oo nagu garab istaagtay Dowlad dhiska burburkii kadib”.

      November 2, 2024

      DEG DEG Dowladda Turkiga ayaa sii daysay barnaamij gaara oo lagu caawinayo

      May 10, 2025

      DEG DEG Koox hubeysan ayaa caawa Afgooye waxaa ay ku dileen Maxamed Shariif

      May 10, 2025

      DEG DEG: Pakistan iyo Hindiya oo gaaray heshiis xabad joojin ah.

      May 10, 2025

      Taliska qeybta Booliska gobolka Mudug eePuntland ayaa ku guulaystey in ay Gacanta ku dhigaan Xukume Cabdiqani

      May 10, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Real Madrid Oo Garaacday Atletico Madrid Iskana Xaadirisay Final-ka Spanish Supercopa.

    Real Madrid Oo Garaacday Atletico Madrid Iskana Xaadirisay Final-ka Spanish Supercopa.

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comJanuary 11, 20241 Min Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Real Madrid ayaa guul soo laabasho leh ka gaadhay Atletico Madrid iyada oo 5/3 ku garaacday kooxda ay dariska yihiin iyaga oo iska xaadiriyay Final-ka Spanish Supercopa.

    Ciyaarta ayaa ahayd mid xiiso leh iyada oo ay labada kooxoodba soo bandhigeen qaab ciyaareed cajiib ah oo ay ku dagaalamayeen.

    Atletico Madrid ayaa daqiiqadii 6-aad dhalisay goolka 1-aad waxana u dhaliyay xiddiga Mario Hermanos iyaga oo hogaanka u qabtay ciyaarta.

    Kooxda Real Madrid ayaa daqiqiadii 20-aad iyo 29-aad dhlisay 2 gool oo deg-deg ah waxana u dhaliyay Antonio Rudiger iyo Ferland Mendy ka hor inta ayna Atletico Madrid dhalin goolka bar-baraha waxana u dhaliyay Antonio Griezmann kaas oo ciyaarta ka dhigay 2/2.

    Qaybtii dambe ayay Atletico Madrid dhalisay gool waxana si khaldan isaga dhaliyay Antonio Rudiger.

    Real Madrid ayaa dhalisay goolka 3-aad waxana u dhaliyay Dani Carvajal halka uu daafaca Atletico Madrid ee Stefan Savic si khaldan isaga daliyay ciyaartana ka dhigay 4/3 ay Real ku hogaaminayso.

    Los Blancos ayaa daqii 120+aad dhalisay goolka 5-aad waxana u dhaliyay xiddiga Brahim Diaz waxana sidaas ku dhamaatay ciyaarta oo ay Real iska xaadirisay Final-ka tartanka.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Thierry Henry Oo Sheegay Sababta Uu Bellingham Uga Niyad Jabsanyahay Mbappe.

    November 6, 2024

    Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga Hirshabeelle Mudane Yusuf Cabdi Farax ayaa maanta magaalada Baladwayne ka furay qorshe howleedka nabadda iyo amniga

    November 5, 2024

    Carragher Oo Saadaaliyay Shaxda Ruben Amorim Ee Man United.

    November 5, 2024
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    DEG DEG Dowladda Turkiga ayaa sii daysay barnaamij gaara oo lagu caawinayo

    May 10, 2025

    DEG DEG Koox hubeysan ayaa caawa Afgooye waxaa ay ku dileen Maxamed Shariif

    May 10, 2025

    DEG DEG: Pakistan iyo Hindiya oo gaaray heshiis xabad joojin ah.

    May 10, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.