Update: Rasaasta hadda lagga maqlaayo Degmada Beledweyne waa Hirshabelle iyo Hiiraan State.
Ex Wasiir farah Gacameey oo ciidan si gaar ah uΔga amar qaato wata ayaa weeraray Fariisimo Hiiraan State difaac ugga jirreen waxa uunna wasiir-ka ii xaqiijiyay innuu la wareegay Siliga Jabuutiyaan-ka illaa iridda madaxtooyadda.
Dhan-ka kalle waxa aan xiriir la sameeyay Dad Goobjoog ahaayΒ waxa uunna ii sheegay in Hirshabelle weerar ku soo qaaday balse iska difaaceen oo ciidanka qaas-ka ah ee HiiraanΒ St dib ulla wareegeen Goobahii ay qabsadeen Hirshabelle
Hase ahaate Magaalada Beledweyne ayaa ah xalkeeda Bariga Dhaxe .
Ex Wasiir farah Gacameey waa uu dhaarsan-yahay
Illa soco Liban Qoono

