Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

    October 4, 2025

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka Jilacow

    October 4, 2025

    Maxaa ka soo kordhay dagaalka ka socda Godka Jilicow ?.

    October 4, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

      October 4, 2025

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka Jilacow

      October 4, 2025

      Maxaa ka soo kordhay dagaalka ka socda Godka Jilicow ?.

      October 4, 2025

      DEG-DEG: Qarax ka dhacay Godka Jilocow &

      October 4, 2025

      Soomaali ku xirnayd Congo oo lasii daayay

      September 30, 2025

      Ingiriiska oo dhaqaale ku bixinaya sugidda Amniga Soomaaliya

      September 30, 2025

      Khasaare ka dhashay qarax ismiidamin ah oo ka dhacay dalka Pakistan

      September 30, 2025

      Madaxweyne Xasan Sheekh oo geed dheer iyo mid gaabanba u fuulay sidii uu ula kulmi laha Donald Trump.

      September 27, 2025

      Dhaqaale la’aan caqabad ku noqon karta Howlgalka AUSSOM oo soo shaac baxday

      September 29, 2025

      Aqoonsiga somaliland suuro gal mayahay? waxaa faah faahiyay prof: cabdiwahaab sheikh.

      August 15, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

      October 4, 2025

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka Jilacow

      October 4, 2025

      Maxaa ka soo kordhay dagaalka ka socda Godka Jilicow ?.

      October 4, 2025

      DEG-DEG: Qarax ka dhacay Godka Jilocow &

      October 4, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » DEG DEG Turkey oo cabsi ka qabo Isreal kuna dhawaaqay

    DEG DEG Turkey oo cabsi ka qabo Isreal kuna dhawaaqay

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comJune 18, 20253 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Turkey oo cabsi ka qabo Isreal kuna dhawaaqay talaabooyin deg deg ah.

     

    Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan maanta ku dhawaaqay in warshadaha gaashaandhigga dalkiisa ay noqon doonaan kuwo si buuxda iskood u madax-bannaan, isagoo xusay in Turkigu uu isagu soo saari doono diyaaradaha dagaalka, taangiyada, diyaaradaha aan duuliyaha lahayn (drones), iyo markabyo dagaal (frigates), xilli ay Israel iyo Iran isdhaafsanayeen weerarro maalintii lixaad ah.

     

    “Waxaan sare u qaadnay heerka wax-soo-saarka gudaha iyo kan qaran ee difaaca oo markii hore ahaa 20%, iminkana gaarsiinnay 80%,” ayuu yiri Erdogan isaga oo khudbad ka jeedinayey kulanka kooxda xisbiga AKP ee baarlamaanka.

     

    “Waxaan ku socon doonnaa samir, go’aan adag, dulqaad iyo tallaabooyin miro-dhal ah illaa aan ka gaarno yoolkeenna ah madax-bannaani buuxda oo ku saabsan warshadaha difaaca,” ayuu intaas ku daray.

     

    Isagoo ka hadlayay weerarada Israel ee ka dhanka ah Iran iyo xiisadda sii kordhaysa ee gobolka, Erdogan wuxuu sheegay in saraakiisha Turkiga ay si buuxda ugu jiraan feejignaan, islamarkaana diyaarinayaan qorshayaal deg-deg ah oo looga hortago halis kasta oo dhici karta.

     

    “Waxaan kor u qaadi doonnaa awooddeenna difaac si heerka cabsi-gelinteenna loo gaarsiiyo heer aan cidi na weerari karin — xitaa aysan u fikirin,” ayuu yiri Erdogan. Wuxuu intaas ku daray in Turkigu dhawaan dhameystiray mashruucyo dhowr ah oo qaran ah oo la xiriira difaaca, sida nidaamyada difaaca cirka, maraakiib dagaal, gantaallo cruise ah, diyaarado aan duuliye lahayn, iyo helikobterro dagaal.

     

    Erdogan wuxuu weerarka Israel ku qaaday Iran ku tilmaamay “argagixiso dowladeed”, isagoo ku eedeeyay dowladda Ra’iisul Wasaare Netanyahu in ay iska indhatireyso xeerarka iyo shuruucda caalamiga ah.

     

    “Waa arrin dabiici ah, sharci ah, isla markaana xaq u ah in Iran ay isdifaacdo marka ay la kulanto falalka burcadnimo ee Israel,” ayuu yiri. Wuxuu intaa ku daray in weerarrada lagu qaaday Iran ay dhaceen iyadoo ay socdaan wadahadalladii ku saabsanaa barnaamijka nukliyeerka ee dalkaasi.

     

    Kadib kulankii Golaha Wasiirrada ee Isniintii, Erdogan wuxuu sidoo kale shaaciyay in Ankara ay dedejinayso qorshayaasha wax-soo-saarka si loo gaaro heer wax-ku-ool ah oo ah kaydka gantaallada dhexe iyo kuwa fog.

     

    Saaxiibada ku dhow Erdogan, ayaa Talaadadii ka digay qorshayaal Israel leedahay oo ku wajahan gobolka. Wuxuu sheegay in ujeeddada siyaasadeed iyo istaraatijiyadeed ee Israel ay tahay in la hareereeyo Turkiga.

     

    Dadka baraha bulshada waxa ku qora ee Israel ayaa bilaabay fariimo Internetka ah oo ku wajahan Turkey gaar ahaan in ay sheegayaan in Iran ka dib Isreal ku wajahantahay Turkey. Sidoo kale warbaahinta Isreal ayaa bilaawday Kanaalo ku hadla afka Turkey si loo abuuro dacaayado ka dhan ah Erdogan.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

    October 4, 2025

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka Jilacow

    October 4, 2025

    Maxaa ka soo kordhay dagaalka ka socda Godka Jilicow ?.

    October 4, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

    October 4, 2025

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka Jilacow

    October 4, 2025

    Maxaa ka soo kordhay dagaalka ka socda Godka Jilicow ?.

    October 4, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.