Close Menu
    What's Hot

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

      February 5, 2026

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

      February 5, 2026

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» DEG-GEG:-Nuqulka habraaca wax ka beddelka dastuurka ee uu maanta ansixiyay BF

    DEG-GEG:-Nuqulka habraaca wax ka beddelka dastuurka ee uu maanta ansixiyay BF

    By radiohalgan.comJanuary 24, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyay habraaca wax ka beddelka Dastuurka KMG ka ah.

    Xeerkan oo ay aad u diidanaayeen xubnaha mucaaradka, sidoo kalena xildhibaannada qaar ay maanta isku dayeen inay hor istaagaan iyaga oo buuq ka sameeyay golaha, balse ugu dambeyn waa la ansixiyay, sida uu ku dhawaaqay guddoomiye Aadan Madoobe.

    Habraaca la ansixiyay ayaa waxa uu dhigaya in soo jeedinta wax ka beddelka kama dambeysta ee cutubyada dastuurka soo idlaaday ay si kama dambeys ah ku ansixin karaan saddex meelood laba meel (2/3) tirada guud ee Xildhibaannada Golaha Shacabka iyo saddex meelood laba meel (2/3) tirada guud ee Xildhibaannada Aqalka Sare.

    Sidoo kale waxaa habraacan uu meesha ka saaraya in codeynta noqoto qarsoodi, β€œQaabka codeynta waxay noqoneysaa gacan taag, qoraal iyo magac u yeeris muddada codeyntu socoto.”

    Habraaca uu maanta ansixiyay Baarlamaanka ayaa sidoo kale waxa uu ku qoran in nuqulka dastuurka uu ansixiyay BF loo dirayo meel-marinta Madaxweynaha JFS, kaasi oo dhaqan-gal noqonaya marka lagu soo saaro faafinta rasmiga ah.

    β€œDastuurka lagu soo saaray faafinta rasmiga ah waxaa goortii ay haboonaato oo daruufuhuna saamaxaan loo bandhigayaa shacbiga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, si ay si kama dambeys ah ugu ansixiyaan afti dadweyne si waafaqsan Qod. 136(2).”

    Ugu dambeyntiina waxaa qodobka 7-aad ee xeerkan lagu yiri β€œDastuurka cusub JFS wuxuu si kumeel-gaar ah u dhaqan gelayaa markii lagu soo saaro faafinta rasmiga ah wuxuuna dhaqan joogta ah yeelanayaa markii lagu kordhiyo qodobada kasoo baxa heshiiska wada-hadallada Soomaaliya iyo Somaliland, shacbiguna si kama dambeys ah ugu ansixiyo afti qaran.”

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.