Madaxweynaha oo ku naaloonaya amniga degmada Maxaas ka jira ayaa bulshada waqti kula qaatay goobaha bulshada isugu timaado gaar ahaan Miqaayadda Coffeega ee Kaamilo Joobane oo kamid ah goobaha madaxda iyo shacabka isugu yimaadaan.
Madaxweyne Yuusuf Axmed Hagar oo kamid ah madaxda bulshada jecel ee waqtiga kula qaata goobaha bulshada isugu timaado ayaa dadka ka xog wareestay xaaladda guud.