DEG DEG: Baarlamanka Soomaaliya ayaa meelmariyey wax-ka-beddelka & dhammaystirka Dastuurka JFS, sida uu ku dhawaaqay Guddoomiye Aadan Madoobe oo intaasi ku daray in maanta laga bilaabo uu dhaqangal yahay.
Puntland, Jubbaland & Mucaaridka Muqdisho ayaa mar horeba sii qaadacay dhammaystirkan oo ku sifeeyeen mid aan loo dhammayn.

