Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose Hirshabelle mudane Abdirahman Dahir Guure Karoore ayaa xilkii ka qaaday ; Maxamud Axmad lidow Guddoomiye ku-xigeenkii Maamulka iyo Maaliyadda Degmada Jalalaqsi.
Islamarkaana waxa uu u magacaabay:
Xuseen Cumar Axmad Bashir Guddoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Degmada Jalalaqsi.
DHAMAAD
XAFIISKA WARFAAFINTA WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA IYO DOWLADAHA HOOSE HIRSHABELLE