Masuuliyiinta iyo Ururada bulshada ee kulankaasi ka qeyb gashay waxaa kamid ah Guddoomiyaha degmada Beledweyne Cumar Cismaan Calasoow Guddoomiyaha Dhallinyarada dowladda Hirshabelle Cabdirisaaq Al-cadaala iyo masuuliyiin kale.
Guddoomiyaha gobolka ayaa ku amaanay qeybaha maamulka urura bulshada iyo laamaha amniga sida qolo walba dhankeeda uga heyso la shaqeynta maamulka gobolka Sugidda amniga is dhaxgalka iyo garab istaaga bulshada.
Guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan Muse Salaad Wehliye ayaa dar-dar xooggan kuwada howlaha maamulka sugidda amniga is dhaxgalka bulshada IWM.