Beledweyne(Radiohalgan.com) Wararka ayaa sheegaya in
Mid ka mid ah Askarta Ciidanka Guutada 5aad ee Qeybta 27aad ee Ciidamada Xoogga dalka oo lagu dilay Deegaan hoostaga Baladweyne.
Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan garahaan Magaalada Beledweyne ayaa tibaaxaya in caawa lagu dilayΒ askariΒ lagu Magacabo Ahmed MuuminΒ waxa dilkaas geysay Ciidamada Maaeeshiyaad ah ooΒ ka amar qato Garabka Cabdullaahi GaneyΒ iyo Cabdi Xaashi.
Hase ahaate waxii warar ah oo ku soo kordho kala soco marwalba Isha wararka Radiohalgan.com

