Close Menu
    What's Hot

    DEG-DEG:-Diyaarad ku burburtay Qadar oo ay dad ku dhinteen

    March 22, 2026

    Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

    March 21, 2026

    Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

    March 21, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

      March 21, 2026

      Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

      March 21, 2026

      MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

      March 21, 2026

      Madaxweyne Xasan Sheekh oo la filayo inuu la kulmo odayaasha dhaqanka ee KGS.

      March 21, 2026

      DEG-DEG:-Diyaarad ku burburtay Qadar oo ay dad ku dhinteen

      March 22, 2026

      AkhrisoF-35-tii shiishka lala helay – iyo Iiraan oo burburisay aaminaad laga qabay inaan diyaaradaas wax la gaarsiin karin

      March 21, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      DEG-DEG:-Diyaarad ku burburtay Qadar oo ay dad ku dhinteen

      March 22, 2026

      Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

      March 21, 2026

      Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

      March 21, 2026

      MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

      March 21, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » 10-ka Ciyaaryahan Ee Ugu Qiimaha Badan Kubada Cagta Oo La Soo Saaray

    10-ka Ciyaaryahan Ee Ugu Qiimaha Badan Kubada Cagta Oo La Soo Saaray

    By radiohalgan.comMarch 1, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Tobanka ciyaartoy ee ugu qiimaha badan kubbada cagta aduunka ayaa la magacaabay.

    Wargayska Football Transfers ayaa soo saaray liiska ciyaartoyda ugu qiimaha badan kubbada cagta aduunka iyagoo soo bandhigay qiimohooda.

    Xiddiga Real Madrid ee Jude Bellingham ayaa liiskan ku jira isaga oo qiimihiisu yahay 140.1 milyan euro.

    Waxa uu xilli ciyaareedkan ka soo muuqday La Liga, isagoo dhaliyay 20 gool oo cajiib ah tartamada oo dhan.

    Afar ciyaaryahan oo kale oo England ah ayaa ku jira tobanka ciyaaryahan ee ugu sareysa.

    Harry Kane oo xagaagii hore ku biiray Bayern Munich, Bukayo Saka, Phil Foden iyo Declan Rice oo u ciyaara Arsenal iyo Bellingham tobanka ciyaartoy ee ugu qiimaha badan kubbada cagta aduunka.

    Kane iyo Saka ayaa qiimahoodu dhan yahay €108.5 milyan iyo 100 milyan oo euro, siday u kala horreeyaan.

    Foden ayaa lagu qiimeeyay €93.6 milyan halka Rice lagu qiimeeyay €91.9 milyan.

    Bellingham ayaa ka sarreeya weeraryahanka Manchester City Erling Haaland iyo Paris Saint-Germain Kylian Mbappe, kuwaas oo lagu qiimeeyo 135.1 milyan euro iyo 122.5 milyan euro siday u kala horreeyaan.

    1. Jude Bellingham (Real Madrid) – €140.1m
    2. Erling Haaland (Manchester City) – €135.1m
    3. Kylian Mbappe (Paris Saint-Germain) – €122.5m
    4. Harry Kane (Bayern Munich) – €108.5m
    5. Bukayo Saka (Arsenal) – €100m
    6. Vinicius Junior (Real Madrid) – €96.2m
    7. Jamal Musiala (Bayern Munich) – €94.6m
    8. Phil Foden (Manchester City) – €93.6m
    9. Declan Rice (Arsenal) – €91.9m
    10. Gavi (Barcelona) – €83.5m
    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Yusuf Garay ayaa Yiri Farriimaha Saddexda ah ee Galdogob

    February 9, 2026

    Kulankii Xalay Gudoomiyaha isboortiska Dagmada Bule-burte iyo Jaaliyadda Reer Hiiraan

    January 24, 2026

    Thierry Henry Oo Saadaaliyay Kooxda Ku Guulaysan Doonta Champions League Xilli Ciyaareedkan.

    April 11, 2024
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG-DEG:-Diyaarad ku burburtay Qadar oo ay dad ku dhinteen

    March 22, 2026

    Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

    March 21, 2026

    Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

    March 21, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.