Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Guddoomiye Mungaab oo goโ€™aan ka adag ka soo saaray dhul boob lagu hayo ganacsatada Suuqa Bakaaraha.

    July 22, 2025

    Xildhibaan hore ahne lataliyaha Madaxweyne JFS Mudane Hanafi ayaa yiri in Itoobiya u adeegida cadawga umadda somaliyeed, si ay ugaaran masalixdooda shaqsiga ah, ama ay uhelaan mansab iyo maal waa yaan daro

    July 22, 2025

    Taliye ka tirsan Puntland oo lagu dhaawacay Nugaal sii Aqriso

    July 22, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Guddoomiye Mungaab oo goโ€™aan ka adag ka soo saaray dhul boob lagu hayo ganacsatada Suuqa Bakaaraha.

      July 22, 2025

      Xildhibaan hore ahne lataliyaha Madaxweyne JFS Mudane Hanafi ayaa yiri in Itoobiya u adeegida cadawga umadda somaliyeed, si ay ugaaran masalixdooda shaqsiga ah, ama ay uhelaan mansab iyo maal waa yaan daro

      July 22, 2025

      Taliye ka tirsan Puntland oo lagu dhaawacay Nugaal sii Aqriso

      July 22, 2025

      Raโ€™iisul wasaare Xamse oo sheegay in Xildhibaanno Ingiriiska ah u ololeynayaan kala goynta dalka Sii Aqriso

      July 22, 2025

      War cusub oo ka soo kordhay Markabkii Oruc Reis ee ka baxay Somalia

      July 4, 2025

      Madaxweyne Trump iyo Elon Musk oo mar kale fooda is daray

      July 4, 2025

      Madaxweynaha Jubaland, Axmed madoobe ayaa hambalyo u diray guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed munaasabadda 1-da Luulyo oo

      June 30, 2025

      DEG DEG Israโ€™iil oo Wajahaysa Culeys Dhaqaale Kadib Dagaalkii Iraanย 

      June 28, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traoreย 

      May 24, 2025

      Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania , Ilyaas Xasan, ayaa maanta magaaladda Dar es Salaam kula kulmay Xoghayaha jooogtada ah ee Wasaarada Arrimah Dibadda Tanzania u qaabilsan arrimaha Bariga Afrika , Danjire

      May 12, 2025

      Guddoomiye Mungaab oo goโ€™aan ka adag ka soo saaray dhul boob lagu hayo ganacsatada Suuqa Bakaaraha.

      July 22, 2025

      Xildhibaan hore ahne lataliyaha Madaxweyne JFS Mudane Hanafi ayaa yiri in Itoobiya u adeegida cadawga umadda somaliyeed, si ay ugaaran masalixdooda shaqsiga ah, ama ay uhelaan mansab iyo maal waa yaan daro

      July 22, 2025

      Taliye ka tirsan Puntland oo lagu dhaawacay Nugaal sii Aqriso

      July 22, 2025

      Raโ€™iisul wasaare Xamse oo sheegay in Xildhibaanno Ingiriiska ah u ololeynayaan kala goynta dalka Sii Aqriso

      July 22, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home ยป ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐€๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐จ๐จ ๐Œ๐š๐ ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐š ๐‰๐จ๐ฐ๐ก๐š๐ซ ๐ค๐ฎ ๐ช๐š๐›๐š๐ญ๐š๐ฒ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐ฐ๐š๐๐š๐ญ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐š๐š๐›๐ฌ๐š๐ง ๐๐ก๐ข๐ฌ๐ข๐๐๐š ๐ ๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐ข๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐›๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐จ๐จ๐ฅ๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ž๐ž (๐‹๐๐๐๐’)

    ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐€๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐จ๐จ ๐Œ๐š๐ ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐š ๐‰๐จ๐ฐ๐ก๐š๐ซ ๐ค๐ฎ ๐ช๐š๐›๐š๐ญ๐š๐ฒ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐ฐ๐š๐๐š๐ญ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐š๐š๐›๐ฌ๐š๐ง ๐๐ก๐ข๐ฌ๐ข๐๐๐š ๐ ๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐ข๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐›๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐จ๐จ๐ฅ๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ž๐ž (๐‹๐๐๐๐’)

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comJuly 21, 20251 Min Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐€๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐จ๐จ ๐Œ๐š๐ ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐š ๐‰๐จ๐ฐ๐ก๐š๐ซ ๐ค๐ฎ ๐ช๐š๐›๐š๐ญ๐š๐ฒ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐ฐ๐š๐๐š๐ญ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐š๐š๐›๐ฌ๐š๐ง ๐๐ก๐ข๐ฌ๐ข๐๐๐š ๐ ๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐ข๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐›๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐จ๐จ๐ฅ๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ž๐ž (๐‹๐๐๐๐’)

    ๐‰๐จ๐ฐ๐ก๐š๐ซ, 21 Luulyo 2025- Wasiirka Wasaaradda Amniga gudaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdiraxmaan Kheyre ayaa maanta magaalada Jowhar ka daahfuray kulan wadatashi oo ku saabsan dhisidda guddiga iskaashiga booliska iyo bulshada (LPPBS).

    Kulanka wadatashiga oo socon doona muddo labo maalmood ah ayaa waxaa ka qeyb galayaa xubno ka kala socda hayโ€™adaha booliska iyo bulshada kuwaas oo si weyn uga dooday habka ugu haboon ee lagu dhisi karo guddiga bulshada iyo booliska.

    Xubnaha matalaya bulshada Rayidka iyo Booliska ayaa tilmaamay in muhiimad gaar ah ay leedahay hadii ka dhiso guddiga iskaashiga bulshada iyo booliska islamarkaana uu fududeyn doono wada-shaqeynta dhinacyadda.

    โ€œKulankan wuxuu diiradda saaraya isku xirka Booliska iyo bulshada taasi oo xoojin doonta amniga iyo badqabka bulshadaโ€ Wasiirka Amniga Dowladda Hirshabeelle Mudane ayaa hadalkan ka jeediyay furitaanka wadatashigan.

    Wasiirka Amniga Dowladda Hirshabeelle ayaa ugu dambeyn ugu baaqay xubnaha matalaya hayโ€™adaha bulshada iyo booliska iney xoojiyaan wada shaqeyntooda si sare loogu qaado amaanka iyo baq-qabka shacabka.

    -Dhammaad-

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Guddoomiye Mungaab oo goโ€™aan ka adag ka soo saaray dhul boob lagu hayo ganacsatada Suuqa Bakaaraha.

    July 22, 2025

    Xildhibaan hore ahne lataliyaha Madaxweyne JFS Mudane Hanafi ayaa yiri in Itoobiya u adeegida cadawga umadda somaliyeed, si ay ugaaran masalixdooda shaqsiga ah, ama ay uhelaan mansab iyo maal waa yaan daro

    July 22, 2025

    Taliye ka tirsan Puntland oo lagu dhaawacay Nugaal sii Aqriso

    July 22, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Guddoomiye Mungaab oo goโ€™aan ka adag ka soo saaray dhul boob lagu hayo ganacsatada Suuqa Bakaaraha.

    July 22, 2025

    Xildhibaan hore ahne lataliyaha Madaxweyne JFS Mudane Hanafi ayaa yiri in Itoobiya u adeegida cadawga umadda somaliyeed, si ay ugaaran masalixdooda shaqsiga ah, ama ay uhelaan mansab iyo maal waa yaan daro

    July 22, 2025

    Taliye ka tirsan Puntland oo lagu dhaawacay Nugaal sii Aqriso

    July 22, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.