Close Menu
    What's Hot

    Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

    April 11, 2026

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026

    Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

    April 11, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

      April 11, 2026

      Cumar C/Rashiid oo digay halista ka dhalan karta shidaal qodista.

      April 11, 2026

      Aktiso:-CNN:Shiinaha ayaa isku diyaarinaya inuu nidaamyada difaaca hawada u gudbiyo Iran

      April 11, 2026

      Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

      April 11, 2026

      Tahriibiyaal ku geeriyooday Faransiiska.

      April 10, 2026

      Itoobiya oo gacanta ku dhigtay Akhriso:- magafe Soomaali ah oo dadka Tahriibiyay.

      April 10, 2026

      Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

      March 24, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

      April 11, 2026

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

      April 11, 2026

      Cumar C/Rashiid oo digay halista ka dhalan karta shidaal qodista.

      April 11, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Xisbiga Waddani oo cambaareeyay xadhiga Abwaan Cabdiraxmaan Abees

    Xisbiga Waddani oo cambaareeyay xadhiga Abwaan Cabdiraxmaan Abees

    By Liban QoonoFebruary 7, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Xisbiga mucaaradka Somaliland ee Waddani ayaa sheegay in aan sharciga loo marin xadhiga Abwaan Cabdiraxmaan Aadan Ibraahin (Abees), oo shalay Maxkamada Degmada Hargaysa ay sannad iyo lix billood ku xukuntay.

    Xogeeyaha Guud ee Xisbiga Khadar Xuseen Cabdi, ayaa sheegay in abwaanka si jujuub ah dacwadiisa loo qaaday isla markaana aan garyaqaan loo qaban, nidaam sax ahna loo qaadin.

    “Xukuumada Muuse Biixi waxay maraysa in ay qoysaskii kala dhexgasho, oo ah unugii u hooseeyay ee bulshada, waxaanu ka xunahay xadhiga sharci darada ah ee lagu xukumay Abwaan Abees, in inta habeen la xidhay maalintii ku xigtayna la yidha waxa lagu xukumay sannad iyo lix billood” ayuu yidhi xogeeyuhu.

    Waxa uu sheegay in xataa hadii ay jirto eeda uu abwaanka aabihii kusoo oogay ee ah in uu yahay waalid caasi, aanu xadhigiisu ka badan karin muddo 6 billood ah sida uu sharcigu sheegayo.

    Abwaan Cabdiraxmaan Abees ayaa 5 tii bishan xabsiga loo taxaabay kadib markii uu aabihii ku eedeeyay in uu yahay waalid caasi, iyadoo shalayna Maxkamada Degmada Hargaysa ay ku xukuntay sannad iyo lix billood.

    Dhanka kale, abwaanka hooyadii oo la hadashay MMTV, ayaa sheegtay in wiilkeeda ay xukuumadu xidhay, isla markaana loo soo dhexmaray aabihii, lana doonayo in la bahdilo, oo eed aanu lahayn lagu qaado.

    Abwaanka ayaa 2 dii bishan Hargaysa kusoo bandhigay buug uu ku dhaliilayo xukuumada oo la magac baxay “Mayal” buuggan oo lasoo bandhigay kadib sannado ay xukuumadu xayirtay.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

    April 11, 2026

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026

    Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

    April 11, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

    April 11, 2026

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026

    Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

    April 11, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.