Parliamentka Dalka Kenya ayaa xilka ka tuuray madaxweyne ku xigeynkii Dalka Kenya H.E Rigathi Gachagua.
Si gacan taag ah Ayaa loo qabtay codeynta xil ka qaadista waxaana gacanta taagay oo ongol yiri 281 waxaana diiday 44 mundane 1 mundane ayaana ka aamusay
waxaa macquul ah xilkaan in loo magacaabo shaqsi Soomaali Kenyan ah.
ku xirnaaw Radiohgan.com si aad u hesho xogo dhab ah