Close Menu
    What's Hot

    Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

    April 11, 2026

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026

    Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

    April 11, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

      April 11, 2026

      Cumar C/Rashiid oo digay halista ka dhalan karta shidaal qodista.

      April 11, 2026

      Aktiso:-CNN:Shiinaha ayaa isku diyaarinaya inuu nidaamyada difaaca hawada u gudbiyo Iran

      April 11, 2026

      Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

      April 11, 2026

      Tahriibiyaal ku geeriyooday Faransiiska.

      April 10, 2026

      Itoobiya oo gacanta ku dhigtay Akhriso:- magafe Soomaali ah oo dadka Tahriibiyay.

      April 10, 2026

      Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

      March 24, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

      April 11, 2026

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

      April 11, 2026

      Cumar C/Rashiid oo digay halista ka dhalan karta shidaal qodista.

      April 11, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » WAR DEG DEG AH: Soomaaliya oo biloowday bixinta Baasaboorka Bariga Afrika.

    WAR DEG DEG AH: Soomaaliya oo biloowday bixinta Baasaboorka Bariga Afrika.

    By Liban QoonoFebruary 19, 20262 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Maanta Soomaaliya waxa ay biloowday bixinta Baasaboorka Bariga Afrika oo la siinayo shacabkeenna, ardayda, ganacsatada, shaqaalaha, iyo qoysaska, tan oo fureysa albaabka gobolka iyo dunida inteeda kaleba.

    Ku biirista Bulshooyinka Bariga Afrika, waa astaan lahaansho, waxa ay fududeynaysa socdaalka, abuureysana fursado wadaag ah, taasi oo ka dhigan sare u kaca aqoonsiga uu dunida ka heley baasaboorka Soomaaliga ah.

    Baasaboorkeena oo sanadkii 2021-dii ku jiray kaalinta 111-aad ee dunida, ayaa hadda soo gaaray kaalinta 97-aad, sarena u kacay 15 buundo. Maanta dadkeena ma haystaan baasaboor oo kaliya, ee waxa ay haystaan baasaboor albaabo badan fura, abuura xiriiro, dunidana tusaya in Soomaaliya ay dib usoo laabatay.

    Waxaa muuqata kalsooni sii kordheysa oo uu adduunka ku qabo baasaboorka Soomaaliga ah dowlad wanaag iyada oo ay kordhayso kaalinta Basabboorka Soomaaliya ee heerarka caalamka.

    Maanta muwaadhiniinta Soomaaliyeed waxa ay si xor ah ugu safri karaan ku dhowaad 40 waddan si dal ku-gal la’aan ah ama dal ku-gal garoonka laga qaato, taas oo faa’iido la taaban karo u ah muwaaddiniinta, ardayda iyo ganacsatadaba.

    In badan oo ka mid ah bah-wadaagteenna caalamka ayaa noo fidiyay fursadda dal-ku-gal la’aanta ah ee dadka wata baasaboorka diblumaasiga, waxaanna rajo togan ka qabnaa in fursadaasi ay helaan shacabka intiisa kale.

    Baasaboorka Bulshada Bariga Afrika, waxa uu xoojinayaa ganacasiga, dhaqaalaha iyo amniga gobolka, waxa uu fududeynayaa socdaalka, wuxuu balaarinayaa is-dhexgalka, isaga oo sare u qaadaya fursadaha jira sida waxbarasho, iyo isweeydaarsiga dhaqanka.

    Sidoo kale waxa uu qiimo weyn u yeelayaa baasaboorka Soomaaliga ah, kaas oo hadda noqday summadda adkaysiga, hamiga dheer, iyo sare u kaca heybadda Qaranka. Tallaabadan ayaa timid kadib markii Shir-madaxeedkii dalalka Bariga Afrika ee 2024 ay lagu ansixiyey in Soomaaliya ku biirto ururkan Bariga Afrika.

    Dadka Soomaaliyeed ma ahan kuwo faro-madhnaan la tagaya ururrada dunida, ee waa dal istaraatiiji ah oo leh xeebta Afrika ugu dheer, iskuna xireysa qaaraddan iyo Gacanta Carbeed, leh raasumaal dhaqaalaha buluugga ah, Dekedo, Kalluun, iyo xeendaabyo ganacsi, kuwaas oo Badweynta Hindiya u horseedi kara fursado wanaag ah oo barwaaqo sooran lagu gaaro.

    Ka go’naanshaha Soomaaliya ee ka mid ahaanshaha Ururka Bariga Afrika waa mid giijisan, Soomaaliya waxa ay door firfircoon ka qaadanaysaa horumarka waara, ganacsiga, shaqo abuurka iyo sare u qaadista tayada nolosha ee dadka Bariga Afrika.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

    April 11, 2026

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026

    Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

    April 11, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

    April 11, 2026

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026

    Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

    April 11, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.