Close Menu
    What's Hot

    Taliye Cusub Oo Hoggaanka La Wareegay: Ciidanka Cirka Xoogga Dalka

    March 7, 2026

    DEG DEG: Iran oo adeegsaday hub cusub oo aad u khatar badan, gantaal Hypersonic ah oo lagu weeraray Tel Aviv

    March 7, 2026

    14 sano kadib, Soomaaliya ayaa maanta yeelatay dastuur dhameystiran,

    March 4, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Taliye Cusub Oo Hoggaanka La Wareegay: Ciidanka Cirka Xoogga Dalka

      March 7, 2026

      DEG DEG: Iran oo adeegsaday hub cusub oo aad u khatar badan, gantaal Hypersonic ah oo lagu weeraray Tel Aviv

      March 7, 2026

      14 sano kadib, Soomaaliya ayaa maanta yeelatay dastuur dhameystiran,

      March 4, 2026

      Maxaa ka jira in Booliska Soomaaliya lacag kaash ah ku qabteen Axmed Hurre?

      March 4, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Taliye Cusub Oo Hoggaanka La Wareegay: Ciidanka Cirka Xoogga Dalka

      March 7, 2026

      DEG DEG: Iran oo adeegsaday hub cusub oo aad u khatar badan, gantaal Hypersonic ah oo lagu weeraray Tel Aviv

      March 7, 2026

      14 sano kadib, Soomaaliya ayaa maanta yeelatay dastuur dhameystiran,

      March 4, 2026

      Maxaa ka jira in Booliska Soomaaliya lacag kaash ah ku qabteen Axmed Hurre?

      March 4, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Waa jab iyo naasa been shaqsi lagga sugaay wax qabad aad u baaxad weyn

    Waa jab iyo naasa been shaqsi lagga sugaay wax qabad aad u baaxad weyn

    By Liban QoonoFebruary 15, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Q/W Liban Qoono

    Waa jab iyo naasa been shaqsi lagga sugaay wax qabad aad u baaxad weyn waliba shaqsi fresh ah oo dhalinyaro ah balse la soo shar taggay wax aan lagga fileyn marnabane suurra gal aheyn sinabba.

    Feisal Aralle oo ah Xog-haayaha Gobolka Banaadir Xilkanne haaya in ku dhow 2 sanno illaa haddane aaan lagga diiwaan gelin cid uu wax u qabtay ayaa sheegtay innuu TAALLO ka dhisay Degmada Qadiimigga ah ee Mahaas waa Degmada Mahaas.

    Mahaas waxa ay leedahay Gudoomiye Degmo ku xigeyn Xog-haye Ganacsato Diaspora iyo Dad kalle oo heysta Hanti waliba Taajiriin ah, intaas aan kor ku soo xusay miyaa dhisi karri waay TAALLO waliba waxa aan ognahay $300 ka baddan in laggu dhisin oo ay tahay Carro Shamiito iyo Riinji.

    Feisal Aralle waxa uu Gobolka Banaadir ka keeni karri waay Gudoomiye ku-xigeynka Hiliwaa oo aan ognahay XL aad u baddan innuu Degaan ku yahay waliba lagga qaaddo Caanshuurta uggu baddan.

    Gudoomiye ku-xigeynka Amniga iyo Siyaasadda ee Gobolka Banaadir waxa uu shaqa geey Illaa 169 dhalinyaro ah waanna nin HG oo Saleebaan ah Mr Yabooh Feisal Aralle maxaa hellay oo ku dhacay.

    Aniga waxan u fahmay shacab-ka dhegta kor u haayo oo ka dhul sugaay inuu u soo bandhigo wax qabadkiisa innuu ku mashquulinaay Taalladaas balse Feisal ha’ogaaddo Maxaas xil kamma haayo ee Gobolka Banaadir inta uu joogay waxa uu qabtay ha’inoo sheeggo ileyn xaq ayaan u leenahay innaan oggaaanno waxa uu qabtay labaddii sano ee uu joogay Gobolka Banaadir Xog-haye Feisal.

    Nin wallaal ah ayaa loogga qaaday xilka uu hadda haayo Feisal waanna innuu wax ka bedelnadaa mise Qabiil ayaa ku taageernaa oo waxaan dhahnaa waa mar la’arag nafta miyaan been u sheegnaa miyaan been ku buunbuuninaaa.

    Liban Qoono Macalin-ka weyn

    Afeef: Maqaalkan & kuwa kale ee ku soo baxa bogga Aragtida dadweynuhu waxa ay gaar u yihiin Qoraaga sheekada kamana turjumayaan Aragtida Radio Halgan

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Taliye Cusub Oo Hoggaanka La Wareegay: Ciidanka Cirka Xoogga Dalka

    March 7, 2026

    DEG DEG: Iran oo adeegsaday hub cusub oo aad u khatar badan, gantaal Hypersonic ah oo lagu weeraray Tel Aviv

    March 7, 2026

    14 sano kadib, Soomaaliya ayaa maanta yeelatay dastuur dhameystiran,

    March 4, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Taliye Cusub Oo Hoggaanka La Wareegay: Ciidanka Cirka Xoogga Dalka

    March 7, 2026

    DEG DEG: Iran oo adeegsaday hub cusub oo aad u khatar badan, gantaal Hypersonic ah oo lagu weeraray Tel Aviv

    March 7, 2026

    14 sano kadib, Soomaaliya ayaa maanta yeelatay dastuur dhameystiran,

    March 4, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.