Close Menu
    What's Hot

    DEG DEG:- Taliyihii dowlada u magacawday Gobolka Bay oo gudaha u galay Baydhabo.

    March 30, 2026

    DEG DEG: Rasaas culus iyo qaraxyo ayaa laga maqlay duleedka Baydhabo

    March 30, 2026

    DEG DEG:-Dagaal Culus oo hada ka qarxay Beydhabo &

    March 30, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG DEG:- Taliyihii dowlada u magacawday Gobolka Bay oo gudaha u galay Baydhabo.

      March 30, 2026

      DEG DEG: Rasaas culus iyo qaraxyo ayaa laga maqlay duleedka Baydhabo

      March 30, 2026

      DEG DEG:-Dagaal Culus oo hada ka qarxay Beydhabo &

      March 30, 2026

      Madaxweyne Hore Farmaajo ayaa u Hambalyeeyay Gudoonka Baarlamaanka KGs ee Maanta la doortay.!

      March 28, 2026

      Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

      March 24, 2026

      Trump oo hakiyay duqeymaha Iran 5 maalmood, wada-hadallo xasaasi ah oo furmay

      March 24, 2026

      Diyaarad ku burburtay xadka Peru.

      March 24, 2026

      Midowga Yurub oo war ka soo saartay Xiisadda Koofur Galbeed.

      March 24, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      DEG DEG:- Taliyihii dowlada u magacawday Gobolka Bay oo gudaha u galay Baydhabo.

      March 30, 2026

      DEG DEG: Rasaas culus iyo qaraxyo ayaa laga maqlay duleedka Baydhabo

      March 30, 2026

      DEG DEG:-Dagaal Culus oo hada ka qarxay Beydhabo &

      March 30, 2026

      Madaxweyne Hore Farmaajo ayaa u Hambalyeeyay Gudoonka Baarlamaanka KGs ee Maanta la doortay.!

      March 28, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Sucuudiga iyo Soomaaliya oo kala saxiixday heshiis iskaashi Milatari.

    Sucuudiga iyo Soomaaliya oo kala saxiixday heshiis iskaashi Milatari.

    By Liban QoonoFebruary 9, 20262 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Sucuudiga iyo Soomaaliya oo kala saxiixday heshiis iskaashi Milatari.

    Dowladdaha Sucuudi Carabiya iyo Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu kala saxiixday magaalada Riyaad heshiis is-afgarad (Memorandum of Understanding – MoU) oo ku saabsan iskaashiga dhinaca gaashaandhigga iyo milatariga.

    Heshiiskan oo ay kala saxiixdeen Wasaaradaha Gaashaandhigga ee labada dal ayaa ujeedkiisu yahay in la xoojiyo iskaashiga amniga, tababarrada ciidanka, iyo wada shaqeynta difaac, si loo taageero xasilloonida Soomaaliya iyo guud ahaan gobolka Geeska Afrika iyo Badda Cas.

    Is-afgaradkan ayaa ka dambeeyay kaddib wadahadallo dhowr ah oo ay yeesheen madaxda amniga iyo difaaca ee labada dal, wuxuuna qeyb ka yahay istaraatiijiyadda Soomaaliya ay ku doonayso inay ku dhisto ciidamo qaran oo awood leh, halka Sucuudi Carabiyana uu doonayo inuu kaalin muuqata ka qaato amniga gobolka, gaar ahaan Badda Cas iyo marin-biyoodka istiraatiijiga ah.

    Inkasta oo faahfaahinta rasmiga ah ee heshiiska aan si buuxda loo shaacin intii ay socotay munaasabadda iyo bandhigga ciidanka Boqortooyada, haddana ilo-wareedyo lagu kalsoonaan karo ayaa tilmaamaya in is-afgaradkani yahay hordhac u ah heshiisyo kale oo dhowr ah oo la filayo in dhawaan qalinka lagu duugo.

    Soomaaliya ayaa haatan sugaysa jawaabta codsi rasmi ah oo ay u dirtay Sucuudi Carabiya, kaas oo ku saabsan taakulo ciidan iyo agab militari, oo ay ku jiraan diyaarado dagaal iyo qalab kale oo casri ah. Arrintan ayaa la filayaa in si gaar ah looga wadahadlo marka Madaxweynaha Soomaaliya uu kulan la yeesho madaxda Boqortooyada Sucuudiga.

    Sucuudiga ayaa muujiyay diyaar garow ah inuu Soomaaliya ka taageero dhinacyada qalabaynta iyo tababarka ciidanka, gaar ahaan kor u qaadidda awoodda difaaca. Wafdiyo heer sare ah oo ka socda Soomaaliya, kuwaas oo ay kala hoggaaminayaan Wasiirka Gaashaandhigga Axmed Fiqi iyo Wasiirka Amniga Cabdullaahi Fartaag, ayaa haatan ku sugan Sucuudi Carabiya.

    Heshiiskan iskaashi milatari ayaa loo arkaa mid istiraatiiji ah oo xoojinaya xiriirka laba geesoodka ah ee Soomaaliya iyo Sucuudiga, isla markaana kor u qaadaya rajada ah in Soomaaliya hesho taageero ciidan oo wax ku ool ah, gaar ahaan dhanka ciidanka cirka iyo la-dagaallanka khataraha amni ee ka jira dalka.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG DEG:- Taliyihii dowlada u magacawday Gobolka Bay oo gudaha u galay Baydhabo.

    March 30, 2026

    DEG DEG: Rasaas culus iyo qaraxyo ayaa laga maqlay duleedka Baydhabo

    March 30, 2026

    DEG DEG:-Dagaal Culus oo hada ka qarxay Beydhabo &

    March 30, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG DEG:- Taliyihii dowlada u magacawday Gobolka Bay oo gudaha u galay Baydhabo.

    March 30, 2026

    DEG DEG: Rasaas culus iyo qaraxyo ayaa laga maqlay duleedka Baydhabo

    March 30, 2026

    DEG DEG:-Dagaal Culus oo hada ka qarxay Beydhabo &

    March 30, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.