Ku dhawaad 10 sano ayeey ka dagaalameysay jiida hore ee Dagaalka, waxa ay baahin jirtay Dagaal toos ah oo filfaha loo laabaayo Qawariijta.
Dalacsiin ayeey sugeysay balse waxaa lagu yiri Adeerkaa haku dalacsiiyo badalkeedanne waxaa la dalacsiiyay 1000 oo ay ka mudneyd 100%
Dadka la dalacsiiyay waxaa ka mid ah kuwa South Africa dukaaman ku lahaa oo waligood garab saar lagu oron lacag dhiibtay iyo inna adeeroow
Tani waa aduun dhamaadkiis iyo Qabyaaladii oo gashay Dalacsiinta Ciidanka from zero to general.