berito waxaa Beledweyne ku wajahan 2 diyaaradood oo sidda shaqsiyaad sameyn weyn ku leh bulshadda Soomaaliyeed
1: Hawa Degan
2: Abdiwali Omar
3: Sadia Neyrus
4: Magafto
5: Dalnuurshe
6: Queen Ritash
Waxaa wehliyo shaqsiyadkaas caanka ah Wasiiro iyo Xildhibaao ka kooban Somali weyn balse .
Maamulka Hirshabelle ayaa wacad ku maray shaqsiyadkaas hadii Beledweyne imadaan in la beegsan doono si toos ah iyo si dadban
Hirshabelle oo ugu dambeyn isku badashay Qawaariij oo waxa ay la soo baxeen dhaqankii Qawaariijta durbo hanjabaad ayeey bilabeen
2 Xidigle Mouse salaad ayaa masuul ka noqon doono hadii ay wax ku dhacaan wafuudaas L
radiohalgan kalla soco wararka xaqiiqda ah