Close Menu
    What's Hot

    Taliye Cusub Oo Hoggaanka La Wareegay: Ciidanka Cirka Xoogga Dalka

    March 7, 2026

    DEG DEG: Iran oo adeegsaday hub cusub oo aad u khatar badan, gantaal Hypersonic ah oo lagu weeraray Tel Aviv

    March 7, 2026

    14 sano kadib, Soomaaliya ayaa maanta yeelatay dastuur dhameystiran,

    March 4, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Taliye Cusub Oo Hoggaanka La Wareegay: Ciidanka Cirka Xoogga Dalka

      March 7, 2026

      DEG DEG: Iran oo adeegsaday hub cusub oo aad u khatar badan, gantaal Hypersonic ah oo lagu weeraray Tel Aviv

      March 7, 2026

      14 sano kadib, Soomaaliya ayaa maanta yeelatay dastuur dhameystiran,

      March 4, 2026

      Maxaa ka jira in Booliska Soomaaliya lacag kaash ah ku qabteen Axmed Hurre?

      March 4, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐞𝐞𝐫𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐢𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐥𝐚𝐬𝐨𝐨 𝐛𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Taliye Cusub Oo Hoggaanka La Wareegay: Ciidanka Cirka Xoogga Dalka

      March 7, 2026

      DEG DEG: Iran oo adeegsaday hub cusub oo aad u khatar badan, gantaal Hypersonic ah oo lagu weeraray Tel Aviv

      March 7, 2026

      14 sano kadib, Soomaaliya ayaa maanta yeelatay dastuur dhameystiran,

      March 4, 2026

      Maxaa ka jira in Booliska Soomaaliya lacag kaash ah ku qabteen Axmed Hurre?

      March 4, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Magacaabista Ra’iisulwasaare Cusub- Awood Siyaasadeed oo ka Dhalata Marxaladda Kala-guurka

    Magacaabista Ra’iisulwasaare Cusub- Awood Siyaasadeed oo ka Dhalata Marxaladda Kala-guurka

    By Liban QoonoFebruary 5, 20262 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Magacaabista Ra’iisulwasaare Cusub- Awood Siyaasadeed oo ka Dhalata Marxaladda Kala-guurka

    Taariikhda siyaasadda Soomaaliya waxay marar badan muujisay in Ra’iisulwasaare kasta oo la soo magacaabo xilliyada kala-guurka uu si toos ah u noqdo xuddunta awoodda siyaasadeed. Tani ma aha arrin ku dhisan shakhsiyaad, balse waa xaqiiqo siyaasadeed oo ku saleysan duruufaha waqtiga iyo isbeddellada awoodda.

    1. Xilliga kala-guurka iyo hoos u dhaca saameynta Madaxweynaha
    Marka la gaaro marxalad kala-guur ah, isla markaana waqtiga Madaxweynaha uu gabaabsi noqdo, beesha caalamka, safiirrada, iyo hay’adaha shisheeye waxa ay si toos ah ula macaamilaan Ra’iisulwasaaraha cusub, maadaama loo arko wajiga cusub ee hoggaanka siyaasadeed.

    2. Doorka Ra’iisulwasaaraha ee saamileyda siyaasadda gudaha
    Saamileyda siyaasadda, hoggaamiyeyaasha maamul-goboleedyada, iyo awoodaha siyaasadeed ee dalka gudahiisa waxa ay xiriirkooda si toos ah ula yeeshaan Ra’iisulwasaaraha cusub.
    Xaalado badan oo la soo arkay, Madaxweynaha waqtigiisu gabaabsi yahay waa laga shoowraa , waxaana go’aamada waaweyn lagu saleeyaa aragtida iyo jihada Ra’iisulwasaaraha cusub.

    3. Xaaladda Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xamse Barre
    Dhab ahaantii, Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ma heli doono Ra’iisulwasaare la mid noqon kara Xamse Barre marka la eego dhega nuglaanshaha

    4. Hay’adaha Dowladda iyo u janjeeridda awoodda cusub
    Hay’adaha dowladda, xataa marka Madaxweynaha aanu si buuxda u saameyn ku lahayn go’aannada, badanaa waxa ay noqdaan kuwo u nugul jihada Ra’iisulwasaaraha cusub, iyagoo ka akhriya awoodda dhabta ah ee ka jirta masraxa siyaasadda.

    Gunaanad – Magacaabista Ra’iisulwasaare cusub xilli kala-guur ah ma aha oo kaliya isbeddel shaqsi, balse waa isbeddel awood siyaasadeed. Waa marxalad uu Ra’iisulwasaaruhu si dabiici ah u noqdo xarunta go’aan-qaadashada, halka Madaxweynaha waqtigiisu gabaabsi yahay uu si tartiib ah uga sii baxayo saameynta siyaasadeed ee dhabta ah.

    Yoolbaar Media

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Taliye Cusub Oo Hoggaanka La Wareegay: Ciidanka Cirka Xoogga Dalka

    March 7, 2026

    DEG DEG: Iran oo adeegsaday hub cusub oo aad u khatar badan, gantaal Hypersonic ah oo lagu weeraray Tel Aviv

    March 7, 2026

    14 sano kadib, Soomaaliya ayaa maanta yeelatay dastuur dhameystiran,

    March 4, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Taliye Cusub Oo Hoggaanka La Wareegay: Ciidanka Cirka Xoogga Dalka

    March 7, 2026

    DEG DEG: Iran oo adeegsaday hub cusub oo aad u khatar badan, gantaal Hypersonic ah oo lagu weeraray Tel Aviv

    March 7, 2026

    14 sano kadib, Soomaaliya ayaa maanta yeelatay dastuur dhameystiran,

    March 4, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.