Madaxweynaha Soomaaliya wuu soo laabtay maanta sida aan wararkeenna hore ku baahinay
1]. Caawa hadii war iyo wacaal laga waayo Villa Soomaaliya waxaa dhici karta in siyaasadda dalka jiho kale aado
2]. Madaxda Jubaland iyo Puntland ayaa ku dhawaad 10Maalmood ku sugan muqdisho ka dib markii la casuumay
3]. Beesha Caalamka oo dadaal fara badan ku bixisay in ay xamar imaadaan jubaland iyo Puntland ayaa weli ku dhex wareersan isku keenida madaxda soomaalidu
4]. Madaxda Jubaland iyo Puntland ayaay wararku sheegayaan in ay muqdisho ku soomayaan hadii aanu xal kale imaan
5]. Madaxweynaha soomaalia ayaa ku dadaalay in ay shirka ka caroodaan madaxda Puntland iyo Jubaland iyagana farsamada waa fahmeen oo wax kaste oo lagu sameeyay xamar ayaay kuu dhex fafadhiyaan .

