M/weyne Xasan Shiikh ayaa dalka dib ugu soo laabtay kadib safar uu ku tagay dalka Itoobiya halkaas oo uu kaga qeybgalay shirka midowga Afrika.
Willi lama oga waqtiga rasmiga ah ee uu furmayo shirkii ay ku balansanaayeen Golaha Mustaqbalka iyo Madaxda DFS.
Sidoo kale waxaan willi is arkin M/weyne Xasan Shiikh iyo madaxda maamulada Jubbaland iyo Puntland kuwaasi oo maalmo ku sugan Muqdisho.
wixii kusoo kordha halkan kala soco hadii Eebbe Idmo.j

