Madaxweynaha Ahmed Madoobe Jubbaland oo magacaabay Gudoomiye ku xigeenka maamulka Maaliyada gobolka Gedo iyo Gudoomiye ku xigeenada degmooyinka Beledxaawo iyo Buurdhuubo.
1. Xuseen Askar Maxamuud Gudoomiya kuxigeenka maamulka Maaliyada Gobalka Gedo.
2. Xasan Maxamuud Cali Gudoomiyaha Degmada Buurdhuubo.
3. C/Raxmaan Cabdulaahi Cali Gudoomiye ku xigeenka Amniga lyo Siyaasada Degmada Buurdhuube.
4. Cabdicasiis Xareed Cabdulaahi Gudoomiyaha Degmada Balad Xaawo.
5. Cabdifataax Nuur Mataan Gudoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasada Degmada BeledXaawo.