Madaxda Puntland maxay Xamar u imaanayaan ?
Telefishinka Puntland ayaa shaaciyay in madaxda Puntland ay u safreen Muqdisho laba arrimood dartood:
Badbaadada dalka iyo
Ilaalinta Dastuurkii 2012, kaas oo lagu heshiiyay.
Telefishinku wuxuu sheegay in labadan qodob ay yihiin sababaha ugu waaweyn ee ay madaxda Puntland ugu safreen caasimadda.
Makula tahay in qodobadaas laga gungaarayo?

