Close Menu
    What's Hot

    DEG DEG:- Taliyihii dowlada u magacawday Gobolka Bay oo gudaha u galay Baydhabo.

    March 30, 2026

    DEG DEG: Rasaas culus iyo qaraxyo ayaa laga maqlay duleedka Baydhabo

    March 30, 2026

    DEG DEG:-Dagaal Culus oo hada ka qarxay Beydhabo &

    March 30, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG DEG:- Taliyihii dowlada u magacawday Gobolka Bay oo gudaha u galay Baydhabo.

      March 30, 2026

      DEG DEG: Rasaas culus iyo qaraxyo ayaa laga maqlay duleedka Baydhabo

      March 30, 2026

      DEG DEG:-Dagaal Culus oo hada ka qarxay Beydhabo &

      March 30, 2026

      Madaxweyne Hore Farmaajo ayaa u Hambalyeeyay Gudoonka Baarlamaanka KGs ee Maanta la doortay.!

      March 28, 2026

      Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

      March 24, 2026

      Trump oo hakiyay duqeymaha Iran 5 maalmood, wada-hadallo xasaasi ah oo furmay

      March 24, 2026

      Diyaarad ku burburtay xadka Peru.

      March 24, 2026

      Midowga Yurub oo war ka soo saartay Xiisadda Koofur Galbeed.

      March 24, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      DEG DEG:- Taliyihii dowlada u magacawday Gobolka Bay oo gudaha u galay Baydhabo.

      March 30, 2026

      DEG DEG: Rasaas culus iyo qaraxyo ayaa laga maqlay duleedka Baydhabo

      March 30, 2026

      DEG DEG:-Dagaal Culus oo hada ka qarxay Beydhabo &

      March 30, 2026

      Madaxweyne Hore Farmaajo ayaa u Hambalyeeyay Gudoonka Baarlamaanka KGs ee Maanta la doortay.!

      March 28, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    By Liban QoonoFebruary 5, 20262 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga Hadlay Hakinta Maashariicda Dhismaha laamiga Baladweyne.

    Aqriso:

    “NASIIB DARO IYO NIYAD JAB.!!

    Cali Jeyte Cismaan oo soo noqday xildhibaan federaal, wasiir federaal, labo jeer oo gudoomiye gobal ah iyo hadda oo uu yahay ergaga madaxweynaha Somaaliya ee ciidanka deegaanka, maanta lagama fileeyn inuu hormar iyo dib u dhiska magaalada Beledweyne uu hor istaago waana talaabo uusan ka fiirsan.

    Waxaan cambaateeynayaa falka lagu joojiyay dhismaha wadooyinka magaalada Beledweyne.

    Mashruucan Nagaad oo laga fulaiyay magalaooyin badan qaarna uu weli socdo waa dhismaha wadooyin laami ah oo gaaraya 24km balse waxaa hadda lafasaxay 9km, waa mashruuc lagu hormarinaayo kaabayaasha dhaqaalaha magaalada Beledweyne, mashruucan oo soo jiitamay wuxuu soo maray duruufo badan balse hadda wuu biloowday waxaana kambaniyadu aay bilaabeen dhismaha sedex wado.

    Beledweyne waa magaalo NASIIB DARAAN, oo qofkii maamul kasoo noqday uu hor boodaayo inaan kadibkiis wax horumar ah lasameeyn, waxaa horay u joogsaday dhismaha xarumaha maamulka gobalka, degmada iyo duqa magaalada, waxaana hor istaagay siyaasiyiin qab-qablayaal ah oo xil doonayaal ahaa.

    Qofkii xil iyo xoolo u baahan waxaa jira wadooyin badan oo uu ku raadsan karo lkn waa NASIIB DARO in lahor istaago horumarka shacabka magaalada Beledweyne.

    Odayaasha, culimada iyo qof kasta oo waxgaradka reer Hiraan masuuliyad ayaa ka saaran inaay ilaashadaan mashaariicda horumarineed, waana inaay keenaan xal rasmi ah oo aay kusii socon karaan mashaariicda mustaqbalka u ah shacabka.

    Dowlada Somaaliya oo uu ugu horeeya madaxweynaha dalka Xassan Shiiq Maxamuud waa muhiim inuu ka qeeyb qaato xalinta mushkiladan haaysata shacabka magaalada Beledweyne.

    “Siyaasiyiinta Afrikaanku waa kuwa dib u cuna dhaxalka caruurtooda”.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG DEG:- Taliyihii dowlada u magacawday Gobolka Bay oo gudaha u galay Baydhabo.

    March 30, 2026

    DEG DEG: Rasaas culus iyo qaraxyo ayaa laga maqlay duleedka Baydhabo

    March 30, 2026

    DEG DEG:-Dagaal Culus oo hada ka qarxay Beydhabo &

    March 30, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG DEG:- Taliyihii dowlada u magacawday Gobolka Bay oo gudaha u galay Baydhabo.

    March 30, 2026

    DEG DEG: Rasaas culus iyo qaraxyo ayaa laga maqlay duleedka Baydhabo

    March 30, 2026

    DEG DEG:-Dagaal Culus oo hada ka qarxay Beydhabo &

    March 30, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.