Waxaa Gudaha degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan Goordhow Lagu dilay allaha u naraxiistee Cabdi Maxamuud Siyaad oo kamid ahaa Dadka ku nool degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan.
Dilka Cabdi Waxaa geeystay Wiil qabay Gabertiisa Kaasi oo Lagu Magacaabo Maxamed Xuseen Afweeyne Sida ay dadka Deegaaanka u sheegeen Warbaahinta Radio halgan
dadka ku nool degmada Maxaas ayaa si weyn arintan uga arga-gaxay, waxaana ninkan lagu dilay Ceelka degmada Maxaas.
Allaha u naxariistee Marxuun Cabdi Maxamuud ayaa ahaa Nin Deegaanka si weyn looga yaqaano waxaana uu ku shaqeeysan jiray Gaari NOOHA ah