Close Menu
    What's Hot

    Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, ayaa maanta kormeer ku tagay

    February 10, 2026

    Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

    February 10, 2026

    Diyaarada siday Ahmed madoobe iyo wafdigiisa ayaa goordhow kasoo duushay garoonka Kismaayo,

    February 10, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, ayaa maanta kormeer ku tagay

      February 10, 2026

      Diyaarada siday Ahmed madoobe iyo wafdigiisa ayaa goordhow kasoo duushay garoonka Kismaayo,

      February 10, 2026

      Faahfaahino dheeraad ah oo kasoo baxaya Diyaarada ku dhacday garoonka Muqdisho,

      February 10, 2026

      DEG DEG Diyaarad siday Dad shacab ah ayaa ku dhacday dhinaca badda ee Garoonka Aadan Cade kadib

      February 10, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, ayaa maanta kormeer ku tagay

      February 10, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      Diyaarada siday Ahmed madoobe iyo wafdigiisa ayaa goordhow kasoo duushay garoonka Kismaayo,

      February 10, 2026

      Faahfaahino dheeraad ah oo kasoo baxaya Diyaarada ku dhacday garoonka Muqdisho,

      February 10, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Faahfaahino dheeraad ah oo kasoo baxaya Diyaarada ku dhacday garoonka Muqdisho,

    Faahfaahino dheeraad ah oo kasoo baxaya Diyaarada ku dhacday garoonka Muqdisho,

    By Liban QoonoFebruary 10, 20261 Min Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Diyaarad ay leedahay shirkadda Star Sky ayaa shil yar ku gashay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, hase yeeshee ma jirto cid wax ku noqotay.

    Diyaaradda oo ku sii jeedday magaalooyinka Guriceel iyo Gaalkacyo ayaa waxaa saarnaa 50 rakaab ah, kuwaas oo dhammaantood ka badbaaday shilka.

    Mas’uuliyiinta shirkadda Star Sky ayaa xaqiijiyay in rakaabka iyo shaqaalihii saarnaa diyaaradda ay nabad qabaan, isla markaana aanay jirin wax dhaawac ah oo la soo wariyay.

    Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in shilku uu ahaa mid farsamo, iyadoo maamulka garoonka iyo hay’adaha amniga ay bilaabeen baaritaanno lagu ogaanayo sababta rasmiga ah ee dhacdada.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, ayaa maanta kormeer ku tagay

    February 10, 2026

    Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

    February 10, 2026

    Diyaarada siday Ahmed madoobe iyo wafdigiisa ayaa goordhow kasoo duushay garoonka Kismaayo,

    February 10, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, ayaa maanta kormeer ku tagay

    February 10, 2026

    Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

    February 10, 2026

    Diyaarada siday Ahmed madoobe iyo wafdigiisa ayaa goordhow kasoo duushay garoonka Kismaayo,

    February 10, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.