Close Menu
    What's Hot

    Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa sida ay u dhacday toogashada

    February 3, 2026

    Diyaaradaha dagaalka Turkiga oo dhoolatus millatari ka Sameeyey Muqdisho

    February 3, 2026

    DEG DEG Puntland oo Xukun Dil ah ku fulisay Haweeneydii dishay Marxuumad Saabiriin

    February 3, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa sida ay u dhacday toogashada

      February 3, 2026

      Diyaaradaha dagaalka Turkiga oo dhoolatus millatari ka Sameeyey Muqdisho

      February 3, 2026

      DEG DEG Puntland oo Xukun Dil ah ku fulisay Haweeneydii dishay Marxuumad Saabiriin

      February 3, 2026

      DEG GEG Ciidanka Booliska Jubbaland ayaa gacanta ku soo dhigay

      February 3, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa sida ay u dhacday toogashada

      February 3, 2026

      Diyaaradaha dagaalka Turkiga oo dhoolatus millatari ka Sameeyey Muqdisho

      February 3, 2026

      DEG DEG Puntland oo Xukun Dil ah ku fulisay Haweeneydii dishay Marxuumad Saabiriin

      February 3, 2026

      DEG GEG Ciidanka Booliska Jubbaland ayaa gacanta ku soo dhigay

      February 3, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa sida ay u dhacday toogashada

    Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa sida ay u dhacday toogashada

    By Liban QoonoFebruary 3, 20261 Min Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Gaalkacyo: Hodan M. Diiriye Waxaa Lagu Fuliyay Xukun Qisaas, iyadoo la Ilaalinayo Dareenka Ubaddkii ay Ka Tagtay

    Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa sida ay u dhacday toogashada lagu fuliyay Alle ha u naxariistee Marxuumad Hodan M. Diiriye, oo horay Maxkamaddu ugu xukuntay dil-toogasho, kaddib markii lagu helay fal dil ah.

    Sida ay ii xaqiijiyeen xubno goob-joog ahaa saakay, fulinta xukunka dilka ah waxaa sameeyay mid kamid ah wiilasha la dhashay Marxuumad Sabiriin Seylaan Cabdulle, kaas oo sharci ahaan u lahaa xaqa fulinta qisaasta.

    Daqiiqado ka hor inta aan fulin xukunka, waxaa la xaqiijiyay in Marxuumad Hodan oo wajiga loo furay iyo ehelka dhibbanaha uu dhexmaray wada-hadal kooban, oo marxuumaddu ay ku dalbatay cafis balse ugu dambeyn la fuliyay go’aanka maxkamadda.

    Dhanka kale goob-joogayaasha ayaa sheegay in aan la duubin wax muuqaallo ama sawirro ah oo muujinaya fulinta toogashada, taas oo ay sheegeen in looga gol lahaa ilaalinta dareenka carruurta aan dambiga lahayn ee marxuumadda la toogtay, maadaama ay ka dhalan kartay argagaxa saameeya caruurta.β€”

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Diyaaradaha dagaalka Turkiga oo dhoolatus millatari ka Sameeyey Muqdisho

    February 3, 2026

    DEG DEG Puntland oo Xukun Dil ah ku fulisay Haweeneydii dishay Marxuumad Saabiriin

    February 3, 2026

    DEG GEG Ciidanka Booliska Jubbaland ayaa gacanta ku soo dhigay

    February 3, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa sida ay u dhacday toogashada

    February 3, 2026

    Diyaaradaha dagaalka Turkiga oo dhoolatus millatari ka Sameeyey Muqdisho

    February 3, 2026

    DEG DEG Puntland oo Xukun Dil ah ku fulisay Haweeneydii dishay Marxuumad Saabiriin

    February 3, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.